{"id":48179,"date":"2018-07-19T19:55:07","date_gmt":"2018-07-19T16:55:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48179"},"modified":"2018-07-19T19:58:19","modified_gmt":"2018-07-19T16:58:19","slug":"dhalinyaro-soomaali-ah-oo-dalka-canada-lagu-xir-xiraymaxey-tahey-sababta-ka-danbaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/07\/dhalinyaro-soomaali-ah-oo-dalka-canada-lagu-xir-xiraymaxey-tahey-sababta-ka-danbaysa\/","title":{"rendered":"Dhalinyaro Soomaali ah oo Dalka Canada Lagu Xir Xiray\/Maxey Tahey Sababta ka Danbaysa?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/somali-canada-xarig.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48180\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/somali-canada-xarig.jpg\" alt=\"\" width=\"1050\" height=\"595\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/somali-canada-xarig.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/somali-canada-xarig-300x170.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1050px) 100vw, 1050px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada la dagaalanka hubka iyo burcada dalka Canada ayaa xabsiga u taxaabay oo xiray Lix dhalinyaro Soomali ay ka mid ahaayeen kuwaa oo loo shakiyay in ay heysteen hub sharci darro ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhalinyarradan ayeey ciidamadu ka soo qabteen guri ay ku sugnaayeen oo ku yaala bartamaha magaalada Toronto ee dalkaasi Canada, sidoo kale guriga dhalinyaradan laga soo xiray ayaa la helay hub.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cBooliska magaalada ayaa galay guri waxa ay ka soo qabteen Lix dhlinyro ah, dhinac marka aad ka eegto waa wax wanaagsan in ammaanka la sugo, balse dhinaca kale waa wax laga naxo in dhalinyaro Soomaali ah ka mid noqdaan dadka hubka sharci darrada ah lagu qabtay.\u201d ayuu yiri Sadiiq Cali Xaashi oo ka mid ah dhalinyarada wax baratay ee\u00a0 ku nool dalka Canada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magacyada dhalinyaradan la qabtay oo warbaahinta lagu soo bandhigay ayaa waxaa ka muuqday dhaliynaro Soomaali ah oo qeyb ka noqonaya dadka ku eedeysan in ay si sharci darro ah u heysteen hub, taasoo ah danbi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xariga dhalinyarada asalkoodu uu ka soo jeedo Soomaaliya ee dalka Canada ayaa marar badan oo hore siyaabo kala duwan u dhacay.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47925\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47926\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47927\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47928\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47925\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada la dagaalanka hubka iyo burcada dalka Canada ayaa xabsiga u taxaabay oo xiray Lix dhalinyaro Soomali ay ka mid ahaayeen kuwaa oo loo shakiyay in ay heysteen hub sharci darro ah. Dhalinyarradan ayeey ciidamadu ka soo qabteen guri ay ku sugnaayeen oo ku yaala bartamaha magaalada Toronto ee dalkaasi Canada, sidoo kale guriga dhalinyaradan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48180,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48179","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48179","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48179"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48179\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48182,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48179\/revisions\/48182"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48180"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48179"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48179"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48179"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}