{"id":48135,"date":"2018-07-17T19:31:32","date_gmt":"2018-07-17T16:31:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48135"},"modified":"2018-07-17T19:31:54","modified_gmt":"2018-07-17T16:31:54","slug":"markii-ugu-horeysay-oo-xukuumadda-khayre-dagaalka-al-shabaab-lagula-jiro-kusoo-biiraneyso-culimada-diinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/07\/markii-ugu-horeysay-oo-xukuumadda-khayre-dagaalka-al-shabaab-lagula-jiro-kusoo-biiraneyso-culimada-diinta\/","title":{"rendered":"Markii Ugu Horeysay oo Xukuumadda Khayre Dagaalka Al-shabaab Lagula Jiro kusoo Biiraneyso Culimada Diinta."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/culimada-somaliya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48136\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/culimada-somaliya.jpg\" alt=\"\" width=\"1011\" height=\"673\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/culimada-somaliya.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/culimada-somaliya-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1011px) 100vw, 1011px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay culima\u2019udiinka Soomaaliyeed kala hadashay in ay qeyb ka noqdaan dagaalka lagula jiro Ururrka Al-shabaab oo todobaadyadii ugu danbeeyay xoojiyay weerarrada ka dhanka ah xarumaha dowladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa kulan uu la qaatay qaar ka mid culimada Soomaaliyeed kala hadlay in ay qeybtooda ka qaataan ka hortaga falalka isugu jira xagjirnimada iyo argagixisada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah culima\u2019udiinka Soomaaliyeed qeyb-na ka ahaa kulanka ayaa warbaahinta u sheegay in leys dhaafsaday xog la xiriirta amaanka dalka iyo sidii ay culimi\u2019mada Soomaaliyeed kaalintooda u qaadan lahaayeen, isaga oo dhinaca kalana sheegay in ay dowladda siiyeen tallooyin muhiim ah oo u baahan in la raaco.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan yeelanay kulan muhiim ah, Ra\u2019iisul Wasaaraha tallooyinkii aan u gudbinay wuxuu inoo sheegay in wax laga qabanayo, wuuna naga qanciyay, dowladdu waxay heysaa shaqo badan, annagana wixii karaankeena ah waan ku biirin doonaa\u201d ayuu yiri Sheekh Cali Wajiis.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waa tallabaadii ugu horeysay oo dowladdu qaadato si culima\u2019udiinka kaalin mug leh looga siiyo howlaha lagu sugayo amniga dalka iyo dagaalka lagula jiro Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47925\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47925\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47926\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47927\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47928\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay culima\u2019udiinka Soomaaliyeed kala hadashay in ay qeyb ka noqdaan dagaalka lagula jiro Ururrka Al-shabaab oo todobaadyadii ugu danbeeyay xoojiyay weerarrada ka dhanka ah xarumaha dowladda. Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa kulan uu la qaatay qaar ka mid culimada Soomaaliyeed kala hadlay in ay qeybtooda ka qaataan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48136,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48135","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48135","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48135"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48135\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48138,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48135\/revisions\/48138"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48136"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48135"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48135"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48135"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}