{"id":4812,"date":"2011-12-10T15:11:03","date_gmt":"2011-12-10T15:11:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4812"},"modified":"2011-12-10T15:11:07","modified_gmt":"2011-12-10T15:11:07","slug":"maamulka-puntuland-oo-ka-warbixiyay-dab-kagacay-magaalada-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/12\/maamulka-puntuland-oo-ka-warbixiyay-dab-kagacay-magaalada-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Maamulka puntuland oo ka warbixiyay dab kagacay magaalada gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>\u00a0<\/p>\n<p><strong><em>Wararka soomaliya<\/em><\/strong><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Inta la ogyahay labo caruur ah ayaa ku dhaawacantay dab qabsaday xero ay ku nool yihiin barakacayaal oo ku taallo bartamaha magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gaalkacyo ee maamulka Puntland Korneel Siciid Cabdi Faarax ayaa u sheegay warbaahinta \u00a0uu baabi\u2019yay dhamaan hooygii ay ku noolaayeen dadka dagan xerada Buul Kontarool oo ka sameesnaa cooshado iyo qoryo.<\/p>\n<p>Korneel Siciid Cabdi Faarax guddoomiyaha Gaalkacyo ayaa sheegay in ay xaqiijin karaan ilmo yer in uu ku dhaawacmay kaas oo jiifay guryaha gubtay.<\/p>\n<p>Dabka oo aad looga dareemay magaalada ayaa waxana uu socday saacad, iyadoo uu dhulka ku simay 22-guri oo hooy u ahaa boqolaal qof oo ka soo barakacay koonfurta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Inta badan dabka caadi ayuu ka noqday xeryaha ay ku nool yihiin dadka barakacayaasha ee ku nool magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo mararka qaar ay ka dhashaan dhibaatooyin<\/p>\n<p><strong><em>Wakaalada wararka soomaaliyeed Warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka soomliyeed<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Wararka soomaliya\u00a0 Inta la ogyahay labo caruur ah ayaa ku dhaawacantay dab qabsaday xero ay ku nool yihiin barakacayaal oo ku taallo bartamaha magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug. Guddoomiyaha Gaalkacyo ee maamulka Puntland Korneel Siciid Cabdi Faarax ayaa u sheegay warbaahinta \u00a0uu baabi\u2019yay dhamaan hooygii ay ku noolaayeen dadka dagan xerada Buul Kontarool oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4812","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4812","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4812"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4812\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4817,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4812\/revisions\/4817"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4812"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4812"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4812"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}