{"id":48114,"date":"2018-07-17T03:32:25","date_gmt":"2018-07-17T00:32:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48114"},"modified":"2018-07-17T03:36:32","modified_gmt":"2018-07-17T00:36:32","slug":"wafuud-dhaqameed-ka-socda-somaliland-oo-ka-laabtey-magaalada-garoowe-ee-caasimada-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/07\/wafuud-dhaqameed-ka-socda-somaliland-oo-ka-laabtey-magaalada-garoowe-ee-caasimada-puntland\/","title":{"rendered":"Wafuud Dhaqameed ka Socda Somaliland oo ka Laabtey Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/wafdi-somaliland.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48115\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/wafdi-somaliland.jpg\" alt=\"\" width=\"1041\" height=\"514\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/wafdi-somaliland.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/wafdi-somaliland-300x149.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/wafdi-somaliland-365x180.jpg 365w\" sizes=\"auto, (max-width: 1041px) 100vw, 1041px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wefti iskugu jiray madax dhaqameed iyo ganacsato reer Somaliland oo afar cisho joogay Garoowe ayaaa dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa, waxaanay ka warbixiyeen ujeedadda safarkoodda oo ay ku sheegeen mid nabadeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Weftigan ayaa sheegay inay ka jawaabayeen wefti hore oo uga yimid Garoowe oo ku casuumay inay Garoowe ugu yimaadaan, waxaanay xuseen in si wanaagsan oo walaaltinimo ah loogu soo dhoweeyey.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cguddidii uu hogaaminayey suldaan Maxamuud Guuleed Mire oo ka kooban salaadiin, odayaal, ganacsato, dhakhaatiir iyo aqoonyahano kale waxaa uu safarkayagu ahaa safar nabadgalyo\u201dayuu yidhi afhayeenka guddidan Jamaal Caydiid Ibraahim oo ka mid ah ganacsatadda reer Somaliland ee weftigan ka midka ahaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Jamaal Caydiid oo hadalka sii wata waxa uu yidhi \u201cSafarkan waxaa ka horeeyey safar kale oo wefti ganacsatado iyo madax dhaqameed ka kooban nooga yimaadeen Garoowe, kuwaas oo u socday in umadda la isku soo dhoweeyo ayey tanna jawaab u ahayd, si gobinimo leh ayey madax dhaqameedkii iyo ganacstadiiba ay noogu soo dhoweeyeen Garoowe\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Jamaal Caydiid waxa uu sheegay in qodobadda ay labada dhinac isku afgarteen ay ahaayeen in la waddo geedi socodka nabadda si loo kala badbaadiyo dhiiga walaalaha ah ee daadanaya iyo in khilaafka is fahan lagu dhameeyo, waxa kale oo uu sheegay inay isla garteen in soomaalinimadda iyo wada dhalashadda iyo khilaafka siyaasiga ah la kala saaro.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa kale oo uu sheegay inay isla qaateen in wixii kala fogaynaya umadda iyo wararka aan jirin dhinac looga soo wada jeesto iyo qodobka ugu dambeeya oo ah in maxaabiistii la isku gudbiyo si jawi nabadgalyo u timaado.<\/p>\n<p align=\"justify\">Weftigan ayaaa sheegay in qodobadan ay kala hadli doonaan xukuumadda Somaliland, haseyeeshe illaa hadda kama jawaabin xukuumaddu.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47925\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47925\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47926\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47927\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47928\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wefti iskugu jiray madax dhaqameed iyo ganacsato reer Somaliland oo afar cisho joogay Garoowe ayaaa dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa, waxaanay ka warbixiyeen ujeedadda safarkoodda oo ay ku sheegeen mid nabadeed. Weftigan ayaa sheegay inay ka jawaabayeen wefti hore oo uga yimid Garoowe oo ku casuumay inay Garoowe ugu yimaadaan, waxaanay xuseen in si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48115,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48114","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48114","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48114"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48114\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48117,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48114\/revisions\/48117"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48115"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48114"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48114"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48114"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}