{"id":48065,"date":"2018-07-14T22:22:28","date_gmt":"2018-07-14T19:22:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48065"},"modified":"2018-07-14T22:30:24","modified_gmt":"2018-07-14T19:30:24","slug":"meel-aan-aad-uga-fogeyn-madaxtooyada-soomaaliya-oo-qaraxyo-lamaane-ah-ka-dhaceen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/07\/meel-aan-aad-uga-fogeyn-madaxtooyada-soomaaliya-oo-qaraxyo-lamaane-ah-ka-dhaceen\/","title":{"rendered":"Meel aan Aad uga Fogeyn Madaxtooyada Soomaaliya oo Qaraxyo Lamaane ah ka Dhaceen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/qarax-ceelgaab.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/qarax-ceelgaab.jpg\" alt=\"\" width=\"946\" height=\"533\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/qarax-ceelgaab.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/qarax-ceelgaab-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 946px) 100vw, 946px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Labo Qarax oo is xigay oo goor dhaw ka dhacay beer Nabada oo aan ka fogeyn Isoyska SYL ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaraxyada kaddib ayaa waxaa mar kaliya is qabsatay rasaas culus oo dhex martay Ciidamada Milateriga ee Ilaalada Madaxtooyada iyo rag hubeysan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka ayaa intaa ku daraya in weerarka oo ahaa mid qorsheysnaa ay raggii hubeysnaa u suura geli weyday inay soo dhaafaan Barta koontaroolka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qarax labaad ayaa markii dambe ka dhacay meel ku dhow MCH Ceel Gaabta, kaasoo ahaa gaari laga degay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa la soo sheegayaa inuu jiro khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ka dhacay qaraxyada iyo is rasaaseynta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xaalada ayaa iminka degan, waxaana gawaarida gurmadka degdega ay daad-gureynayaan dhaawacyada ka dhashay qaraxyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaraxyadan Qaraxii Ka Horeeyey ayaa Dhacey Sabtidii Lasoo Dhaafay Iyadoo Madaxweyne Farmaajo uusan Dalka Joogin Halka Maantana Markii uu Dalka ka Ambabaxey ay Qaraxyadani Dhaceen,Lamana Oga Halka Qaraxyadu Soo Maraan Iyadoo Dadku Ka Cabanaya Xirnaanshaha Wadooyinka Laysugu Socdo ee Magaalada Dhexdeeda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47925\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47925\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47926\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47927\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47928\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Labo Qarax oo is xigay oo goor dhaw ka dhacay beer Nabada oo aan ka fogeyn Isoyska SYL ee magaalada Muqdisho. Qaraxyada kaddib ayaa waxaa mar kaliya is qabsatay rasaas culus oo dhex martay Ciidamada Milateriga ee Ilaalada Madaxtooyada iyo rag hubeysan. Wararka ayaa intaa ku daraya in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48066,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48065","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48065","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48065"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48065\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48068,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48065\/revisions\/48068"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48066"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48065"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48065"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48065"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}