{"id":48045,"date":"2018-07-14T20:47:38","date_gmt":"2018-07-14T17:47:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48045"},"modified":"2018-07-14T20:52:58","modified_gmt":"2018-07-14T17:52:58","slug":"xogta-qarsoon-iyo-halka-uu-soomaro-hubka-sharci-darada-geeska-africa-oo-lasoo-bandhigay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/07\/xogta-qarsoon-iyo-halka-uu-soomaro-hubka-sharci-darada-geeska-africa-oo-lasoo-bandhigay\/","title":{"rendered":"Xogta Qarsoon iyo Halka uu Soo maro Hubka Sharci Darada Geeska Africa oo Lasoo Bandhigay."},"content":{"rendered":"<p style=\"font-weight: 400;\"><em><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hubka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48046\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hubka.jpg\" alt=\"\" width=\"937\" height=\"468\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hubka.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hubka-300x150.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 937px) 100vw, 937px\" \/><\/a><\/em><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><em>Kaddib waraysi lala yeeshay ilo ku sugan Jabuuti iyo Soomaaliya, Wargeyska \u201c\u00a0<strong>the Indian Ocean Newsletter<\/strong>\u201d waxa uu isku keenay xog toosh ku ifinaysa halka uu ka bilowdo iyo halka uu ku dhammaado hub marin kiisu yahay waddanka Jabuuti.\u00a0\u00a0Waa hawl si xeeladaysan loo fuliyo, oo madaxda ku lug lihi, inkastoo aanay si rasmi ah u oggolaan, aanay sida muuqata, wax ka hortag ah aanay ka geeysan.<\/em><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hubka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48046\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hubka.jpg\" alt=\"\" width=\"1164\" height=\"582\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hubka.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hubka-300x150.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1164px) 100vw, 1164px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><em>\u00a0<\/em><strong>Muqdisho, waa meesha koowaad ee Hubkaasi ku Dhammaado<\/strong><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Inkastoo weli uu saaran yahay cunaqabatayntii hubka ee\u00a0<strong>Qaramada Midoobey<\/strong>, Soomaaliya waxa ay inta badan ku xisaabtantaa in ay Jabuuti ka heli karto wixii hub ah ee ay u baahato. Waxa aan si khaas ah tusaale ugu soo qaadan karnaa habeynnadii 22 ka iyo 23 da June in diyaarad nooceedu ahaa,\u00a0<em>Boeung 737-4Q8\u00a0<\/em>ay ka duushay Jabbuuti, iyadoo sidda xammuul ka kooban 1000\u00a0<em>AK-47\u00a0<\/em>iyo 500 oo bistooladood iyo weliba saanadoodii. Diyaaraddani waxa ay ka degtay daanta waqooyi ee gegida diyaaradaha ee u dhow xarunta ciidanka cirka ee\u00a0<strong>Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya<\/strong>.\u00a0\u00a0Laga soo bilaabo ilaa bartamihii 2007 dii, diyaaraddan waxaa iska leh shirkadda\u00a0<strong>FlyDamas<\/strong>\u00a0oo laga leeyahay waddanka Suuriya, oo sida lugu wado laga soo kireystey shirkad Suudaan laga leeyahay oo lugu magacaabo\u00a0<strong>Tarco Aviation Co<\/strong>. Isla diyaaraddan oo inta la og yahay ilaa dhowr goor isaga duushay Jabuuti iyo Muqdisho oo ay kamid tahay maalintii June 14 keedii iyo mar kale oo ay kasoo duushay Khartoum maalintii June 12 keedii iyo mar kale oo ay ka soo duushay Aden June 11 keedii.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><strong>FlyDamas<\/strong>\u00a0oo la asaasay sannadkii 2015, milkiilaheedu waa\u00a0<strong>Samer Al-Dheni<\/strong>.\u00a0\u00a0Waxa uu Samer ahaan jirey agaasimaha guud ee Iibka ee shirkadda\u00a0<strong>Cham Wings Airlines<\/strong>oo horay uu Maraykanku xayiraad u saaray kaddib markii la ogaaday in ay hub iyo ciidamo u daabbuli jirtey xukuumadda Bashar Al- Assad ka Suuriya.\u00a0\u00a0Xafiiska Xakamaynta Raasumaalka Shisheeye ee Maraykanka ee loo yaqaan\u00a0<strong>Office of Foreign Asset Control (OFAC)<\/strong>\u00a0ayaa aqoonsaday in Cham Wing\u2019s Damas oo fadhigeeda Dubai\u00a0\u00a0yahay ay ka qayb qaadato sidii loo fududayn lahaa raad-gadashada ama mayrista lacagaha hawlahan lugu fuliyo.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Sida ay xaqiijiyeen ilo ku sugan Muqdisho, maalintii 23 da June ee ay\u00a0<strong>FlyDamas<\/strong>\u00a0soo caga dhigatay, taliyaha ururka aadka u tababaran ee\u00a0<strong>Alpha Group<\/strong>,\u00a0<strong>Korneyl Axmed Adan<\/strong>\u00a0ayaa isku dayey inuu joojiyo soo desgista hubka diyaaradda saarnaa, hayeeshee waxaa markii danbe lugu dajiyey amar kasoo baxay xafiiska Raysul Wasaaraha,<strong>Xasan Cali Khayre<\/strong>.\u00a0\u00a0Waxaana sida la sheegay hubkaas lugu wareejiyey madaxa Sirdoonka Gobolka Banaadir (NISA) oo la yidhaahdo,\u00a0<strong>Sadik Omar Hussein \u201cJohn\u201d.<\/strong><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><strong>Ku lug lahaanshaha Jabuuti<\/strong>\u2026. Waxaa hawlgalkan xidhiidhsan laga soo dhiraandhirin karaa in dawaladda Jabuuti ay wax ka og tahay hawshan\u00a0<strong>FlyDamas<\/strong>\u00a0ay mariso waddankeeda. Waxaa hadda kahor Jabuuti lugu xusay warbxin\u00a0<strong>Qaramada Midoobey<\/strong>\u00a0oo kusaabsanayd ku lug lahaan shaheeda hub si dahsoon lugu galiyey Yemen.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Intii u dhaxaysey February and March 2013, labo shixnadood oo ay lahaayeen<strong>Abduabuh-Guhad Sale Abdo<\/strong>, aka\u00a0<strong>Abdo Rabo<\/strong>\u00a0ayaa lugu qabtay dekedda Jabuuti. Dacwad arrinkaas ku saabsan oo ka dhan ah Abdo Rabo, Yemeni hubka kala gooshiya ayaa laga furay Alegre oo Brazil ku taalla. Dacwadan waxaa sidoo kale ku jirey guddoomiyihii hore ee gobolka Sa\u2019dah 2011-2014,\u00a0<strong>Fares Mohammed Hassan Mana\u2019a<\/strong>\u00a0iyo labo nin oo horay uga ahaan jirey agaasimayaal warshad hubka lugu sanceeyo oo Brazil kutaalla Forajas Taurus Eduardo Pezzuol and Leonardo Sperry. Waxaa lugu wadaa in Forjas Taurus uu yahay ninka soo helay shahaadada iibsahada oo ahayd 80,000 oo bistooladood, oo laga soo dhammeeyey taliye sare oo Jabuutiyan ah,\u00a0<strong>Zakaria Cheikh Ibrahim.<\/strong>\u00a0Shahaadada waxaa loo soo saaray\u00a0<strong>Matrix<\/strong>, oo ah shirkad uu ka madax yahay Abdo Rabo.\u00a0\u00a0Qoraalada kale waxa ay muujinayaan magacyada Itkan Assaid Al Mahdouda ( Precise Fishing, Djibouti) oo ah shirkad ay maareeyaan Fares Mana\u2019a iyo wiilkiisa Adeeb Mana\u2019a , raggan oo lugu xagliyo inay taageeraan Xuutiyiinta Yemen.<\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Qoraalkaan waxaa laga tarjumay wargeyska &#8220;The Indian Ocean Newsletter&#8221;<\/span><span style=\"font-weight: 400;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47925\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47925\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47926\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47927\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47928\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Kaddib waraysi lala yeeshay ilo ku sugan Jabuuti iyo Soomaaliya, Wargeyska \u201c\u00a0the Indian Ocean Newsletter\u201d waxa uu isku keenay xog toosh ku ifinaysa halka uu ka bilowdo iyo halka uu ku dhammaado hub marin kiisu yahay waddanka Jabuuti.\u00a0\u00a0Waa hawl si xeeladaysan loo fuliyo, oo madaxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48046,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48045","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48045","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48045"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48045\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48049,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48045\/revisions\/48049"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48046"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48045"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48045"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48045"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}