{"id":48013,"date":"2018-07-14T01:04:07","date_gmt":"2018-07-13T22:04:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48013"},"modified":"2018-07-14T01:16:51","modified_gmt":"2018-07-13T22:16:51","slug":"mweynaha-soomaalida-kibilka-shanaad-ee-itoobiya-cabdi-m-cumar-oo-mucaaradka-ugu-baaqay-nabadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/07\/mweynaha-soomaalida-kibilka-shanaad-ee-itoobiya-cabdi-m-cumar-oo-mucaaradka-ugu-baaqay-nabadda\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Soomaalida Kibilka Shanaad ee Itoobiya Cabdi M Cumar oo Mucaaradka ugu Baaqay Nabadda."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/cabdi-m-ilay.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48014\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/cabdi-m-ilay.jpg\" alt=\"\" width=\"1037\" height=\"583\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/cabdi-m-ilay.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/cabdi-m-ilay-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1037px) 100vw, 1037px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Max\u2019uud Cumar ayaa u soo jeediyay Ururrada Mucaaradka ah in ay nabada qaataan, iyaga oo ka faa\u2019ideysanaya isbadalka siyaasadeed ee guud ahaan ka hana-qaaday dalka Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin dhinaca kale waxaa uu sheegay in maamulka deegaanka ee uu madaxweynaha ka yahay laga yaabo in ay jiraan qaladaad ay sameeyeen muddadii uu jiray, isaga oo intaa ku daray in dhinacooda ay saxayaan wixii qaladaad ah ee ka dhacay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019 Khaladaadkii horay u dhacay mas&#8217;uuliyaddooda waxaa qaadaya xukumadda deegaanka iyo xisbiga talada haya, waxaan cafis weydiisaneynaa Shacabka deegaanka\u2019\u2019 ayuu yiri Cabdi Max\u2019uud Cumar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaare Abiy ayaa markii loo doortay tallada dalka waxaa uu dalka Itoobiya u jiheeyay dariiq cusub oo nabadeed, isaga oo markii ugu horeysayba ka saaray liiska Argagixisada Ururrada mucaaradka ku ah dowladda Itoobiya oo ONLF ka mid tahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Hoggaanka jabhaddu colaaddii iyo naceybkii hore ee ay sannado badan waddanka u hayeen intey dhinac iska dhigaan, dadaallada nabadeed ee dalka ka socda waa iney qayb ka noqdaan&#8221; ayuu yiri Cabdi Maxamuud Cumar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Cabdi Maxamuud Cumar ayaa sidoo kale yiri\u2019\u2019 Dhammaan maxaabiistii u xirneyd deegaanka ee jabhadda ONLF waa la sii wada daayey, wakhti xaadirkan hal qof oo jabhadda ONLF darteed u xiran ma jiro&#8221; ayuu sii raaciyey.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47925\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47925\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47926\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47927\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47928\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Max\u2019uud Cumar ayaa u soo jeediyay Ururrada Mucaaradka ah in ay nabada qaataan, iyaga oo ka faa\u2019ideysanaya isbadalka siyaasadeed ee guud ahaan ka hana-qaaday dalka Itoobiya. Laakiin dhinaca kale waxaa uu sheegay in maamulka deegaanka ee uu madaxweynaha ka yahay laga yaabo in ay jiraan qaladaad ay sameeyeen muddadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48014,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48013","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48013","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48013"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48013\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48016,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48013\/revisions\/48016"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48014"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48013"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48013"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48013"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}