{"id":47940,"date":"2018-07-10T22:55:13","date_gmt":"2018-07-10T19:55:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47940"},"modified":"2018-07-10T23:14:36","modified_gmt":"2018-07-10T20:14:36","slug":"cuqaal-iyo-wax-garad-66-ka-kooban-oo-ceel-afweyn-u-jooga-dhexdhexaadinta-labo-beelood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/07\/cuqaal-iyo-wax-garad-66-ka-kooban-oo-ceel-afweyn-u-jooga-dhexdhexaadinta-labo-beelood\/","title":{"rendered":"Cuqaal iyo Wax Garad 66 ka kooban oo Ceel-Afweyn u jooga Dhexdhexaadinta Labo Beelood."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/ceel-afweyn.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-47941\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/ceel-afweyn.jpg\" alt=\"\" width=\"992\" height=\"660\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/ceel-afweyn.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/ceel-afweyn-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 992px) 100vw, 992px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Lix iyo lixdan ergay oo iskugu jira Culimo, madax dhaqameed, waxgarad iyo siyaasiyiin ayaa gaadhay degmadda Ceel Afweyn oo ay ka jirto colaad u dhexeysa laba beelood oo walaalo ahi, taas oo dagaal soo noqnoqday ka dhacay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ergooyinkan waxa hogaaminayey madaxweyne ku xigeenka Somaliland C\/raxmaan C\/laahi Saylici, waxaanu kulamo gaargaar ah la yeeshay culimadda iyo madax dhaqameedka iskaga kala yimid dhamaan gobolada Somaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne ku xigeenka ayaa odayaasha iyo madax dhaqameedka ugu baaqay in nabadda la ilaaliyo oo dhibaatooyinka ka jira dhinac looga soo wada jeesto.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Arrinta aynu u soconaa waa arrin nabad-galyo,waxaynu u baahan nahay in wax kasta oo ay inagu qaadanayso aynu nabadgelyo dhex-dhigno dadka walaalaha ah ee deegaankan, waa dad walaalo ah oo aanay waxba u kala soocnaynayn, hadana waa nasiib daro dagaalka dhex marayaa, hawshaas waxaynu u galaynaa sida ugu fiican&#8221;ayuu yidhi Saylici oo la hadlayey madax dhaqameedka Somaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kalana waxa uu madaxweyne ku-xigeenku kulan la yeeshay culimada ugu caansan gayiga Soomaalidu degto oo magaalada ceel-afweyn u jooga sidii ay u xoojin lahaayeen dadaalada nabadgelyo ee ay xukuumadda Somaliland ka waddo deegaanadaas, culimada ayaa ballan qaaday inay si daacada u gali doonaan hawlaha nabadaynta deegaankaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Weftiiga Culimadda waxa hogaaminaya sheekha Caanka ah ee Sheekh Maxamed Cumar Dirir iyo sheekhul baladka Boorama Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar, kuwaas oo ballanqaada inay doorkoodda qaadan doonaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaaladda Ceel Afweyn waxa kafurmay shirka nabadeynta labaddan beelood ee dagaalka soo noqnoqday ee khasaaraha badan dhaliyey loo dhamayn lahaa, iyadoo maalmo ka hor laba qof lagu dilay deegaankan.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47925\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47925\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47926\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47927\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47928\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Lix iyo lixdan ergay oo iskugu jira Culimo, madax dhaqameed, waxgarad iyo siyaasiyiin ayaa gaadhay degmadda Ceel Afweyn oo ay ka jirto colaad u dhexeysa laba beelood oo walaalo ahi, taas oo dagaal soo noqnoqday ka dhacay. Ergooyinkan waxa hogaaminayey madaxweyne ku xigeenka Somaliland C\/raxmaan C\/laahi Saylici, waxaanu kulamo gaargaar ah la yeeshay culimadda iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47941,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47940","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47940","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47940"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47940\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47943,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47940\/revisions\/47943"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47941"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47940"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47940"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47940"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}