{"id":47855,"date":"2018-07-08T02:58:36","date_gmt":"2018-07-07T23:58:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47855"},"modified":"2018-07-08T02:59:11","modified_gmt":"2018-07-07T23:59:11","slug":"wasaaradaha-amniga-iyo-arrimaha-gudaha-oo-ay-qaraxyo-la-beegsadeen-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/07\/wasaaradaha-amniga-iyo-arrimaha-gudaha-oo-ay-qaraxyo-la-beegsadeen-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Wasaaradaha Amniga iyo Arrimaha Gudaha oo ay Qaraxyo La Beegsadeen Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/qarax-w-arimaha-gudaha.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-47856\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/qarax-w-arimaha-gudaha.jpg\" alt=\"\" width=\"929\" height=\"522\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/qarax-w-arimaha-gudaha.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/qarax-w-arimaha-gudaha-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 929px) 100vw, 929px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Qarayo ismiidaamin ah iyo weerar toos ah ayaa goor dhaw lagu qaaday xarunta wasaaradda arrimaha gudaha oo ku dhaw isgoyska sayidka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaraxa ayaa markii hore ka dhacay ilinka hore ee wasaaradda arrimaha gudaha xaruntii hore ee Oto Oto, kadib-na waxaa bilaabatay rasaas xoogan oo leys weydaarsanayo, iyadoo warar soo baxaya sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab gudaha u galleen xarunta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qof goobta ka agdhow ayaa sheegay in ay jiraan labo dhinac oo dagaallamaya lama ogga waxa ay yihiin,<\/p>\n<p align=\"justify\">Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerarro loo adeegsaday qaraxyo iyo mid toos ah oo ay qaadeen maleeshiyaad hubeysan oo la sheegay in ay gudaha u galleen Wasaaradda arrimaha gudaha Ex xaruntii hore ee Oto Oto oo ku dhaw Isgoyska Sayidka magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ka hor rasaas xoogan oo laga maqlay xarunta wasaaradda waxaa jiray labo Qarax oo dhacay, mid ka mid ah Qaraxyada ayaa la sheegay in uu ahaa mid culus oo siweyn looga maqlay inta badan magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xarunta la weeraray ayaa marka laga soo tago wasaaradda arrimaha gudaha sidoo kale waxaa ku shaqeysa wasaarrada Amniga, iyadoo warar soo baxaya sheegayaan in ay gudaha u galleen rag hubeysan oo laakiin aan la ogeyn tiradooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa iyo hadda lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxyadan iyo weerarka intaba hasse ahaatee waxaa gaaray goobta gadiidka gurmadka deg deg ah oo halkaa ka qaaday tiro dad ah oo qaba wax yeello kala duwan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Isgoyska Sayidka waxaa yaala Koontarool ay ku sugan yihiin ciidamada Ilaalada Madaxtooyada, waana koontaroolka ugu horeeya ee laga sugo amniga madaxtooyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Al-shabaab ayaa guud ahaan sheegtay qaraxyada iyo weerarka ka dhacay xarunta Wasaaradda arrimaha gudaha, hasse ahaatee ma aysan bixin faah faahin intaa dhaafsiisan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47801\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47801\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47726\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/qarax-w-arimaha-gudaha.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47856\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/qarax-w-arimaha-gudaha.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/qarax-w-arimaha-gudaha.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/qarax-w-arimaha-gudaha-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Qarayo ismiidaamin ah iyo weerar toos ah ayaa goor dhaw lagu qaaday xarunta wasaaradda arrimaha gudaha oo ku dhaw isgoyska sayidka. Qaraxa ayaa markii hore ka dhacay ilinka hore ee wasaaradda arrimaha gudaha xaruntii hore ee Oto Oto, kadib-na waxaa bilaabatay rasaas xoogan oo leys weydaarsanayo, iyadoo warar soo baxaya sheegaya in dagaalamayaal ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47856,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47855","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47855","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47855"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47855\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47858,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47855\/revisions\/47858"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47856"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47855"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47855"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47855"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}