{"id":4784,"date":"2011-12-09T08:50:22","date_gmt":"2011-12-09T08:50:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4784"},"modified":"2011-12-09T09:09:30","modified_gmt":"2011-12-09T09:09:30","slug":"heyadda-nabad-sugida-qaranka-somalia-oo-dar-dar-gelisey-hawlaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/12\/heyadda-nabad-sugida-qaranka-somalia-oo-dar-dar-gelisey-hawlaha\/","title":{"rendered":"HEY&#8217;ADDA NABAD SUGIDA QARANKA SOMALIA OO DAR DAR GELISEY HAWLAHA"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-4784 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon '>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/12\/nabad-suguda2.bmp'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1\" height=\"1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/12\/nabad-suguda2.bmp\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon '>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/12\/nabad-suguda3.bmp'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1\" height=\"1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/12\/nabad-suguda3.bmp\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon '>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/12\/nabad-suguda4.bmp'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1\" height=\"1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/12\/nabad-suguda4.bmp\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p><strong><em>Wararka soomaaliya<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><br \/>\n<\/strong>\u00a0<br \/>\nTan iyo intii ay soo cusboonaadeen hawl galada lagu xaqiijinayo<br \/>\nnabadgelyada magaalada muqdisho ayaa hey&#8217;adda nabadsugidda qaranku<br \/>\nwaxey aheyd mid si weyn uga muuqata hawlaha amni sugidda iyo difaaca<br \/>\ndagaalada ay dawladdu kula jirto mucaaradka.<br \/>\nHey&#8217;adan ayaa aad hawlaheedu u muuqdeen goorti uu yimid agaasimaha<br \/>\nhadda maareeya hawlaha hey&#8217;addaas agaasime axmed macalim fiqi oo hore<br \/>\nu ahaan jirey dublamaasi dalkeena u meteli jirey dalal aduunka ah<br \/>\nwaxeyna nabadsugida qaranku ku guuleysatey in ay qabato hawlo amni oo<br \/>\nfarabadan sida soo bandhigida hub iyo waxyaabaha qarxa oo ay hawl galo<br \/>\nkusoo qabatey soo bandhigida dhalinyaro la sheegey in ay kasoo<br \/>\ngoosteen Al-shabaab,fashilinta iyo ka hortegida qaraxyo lala<br \/>\ndamacsanaa in wax lagu yeelo hey&#8217;adaha dawladda iyo ciidamada qalabka<br \/>\nsida waa hey&#8217;adda u taagan ilaalinta qaranka waxey maalin kasta soo<br \/>\nqabqabataa dadka looga shakiyo in ay amniga wax u dhimayaan iyadoo<br \/>\nbaaris kadid loo gudbiyo garsoorka cidii denbi yeelata waxaana<br \/>\nberyahan la maqlayey qaar kamid ah masuuliyiin iyo xildhibaano<br \/>\needeynaya hey&#8217;adda sidaas shaqadeedu tahey waana eed aan meesha qaban<br \/>\nkarin sida uu sheegey wasiirka arr-gudaha iyo amniga qaranka c\/shakuur<br \/>\nsheekh xasan eedahan ayaa yimid ka dib qaraxyo is xigxiga oo magaalada<br \/>\nmuqdisho beryahan ka dhayey.<br \/>\n\u00a0<br \/>\nWakaaladda wararka warsom.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka soomaaliya \u00a0 Tan iyo intii ay soo cusboonaadeen hawl galada lagu xaqiijinayo nabadgelyada magaalada muqdisho ayaa hey&#8217;adda nabadsugidda qaranku waxey aheyd mid si weyn uga muuqata hawlaha amni sugidda iyo difaaca dagaalada ay dawladdu kula jirto mucaaradka. Hey&#8217;adan ayaa aad hawlaheedu u muuqdeen goorti uu yimid agaasimaha hadda maareeya hawlaha hey&#8217;addaas agaasime axmed macalim [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4784","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4784","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4784"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4784\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4803,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4784\/revisions\/4803"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4784"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4784"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4784"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}