{"id":47793,"date":"2018-07-05T20:43:48","date_gmt":"2018-07-05T17:43:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47793"},"modified":"2018-07-06T04:35:26","modified_gmt":"2018-07-06T01:35:26","slug":"waddada-isku-xirta-caad-iyo-camaara-gaari-marayey-oo-la-sheegayo-in-ay-rasaas-ku-fureen-dadna-ku-dhinteen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/07\/waddada-isku-xirta-caad-iyo-camaara-gaari-marayey-oo-la-sheegayo-in-ay-rasaas-ku-fureen-dadna-ku-dhinteen\/","title":{"rendered":"Waddada Isku Xirta Caad iyo Camaara Gaari Marayey oo La Sheegayo in ay Rasaas ku Fureen dadna ku Dhinteen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/alshabaab-rasaas.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-47794\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/alshabaab-rasaas.jpg\" alt=\"\" width=\"926\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/alshabaab-rasaas.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/alshabaab-rasaas-300x166.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 926px) 100vw, 926px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka ka imanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in Al-shabaab rasaas ku fureen gaari ay saarnaayeen dad shacab oo ka baxsanayay dagaal ka dhacay deegaan lagu magacaabo Caad oo iska horimaad uu ku dhaxmaraay xoolo dhaqato iyo Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalintii shalay ayeey aheyd markii dagaal u dhaxeeyay shacab iyo A-shabaab wuxuu ka dhacay deegaanada Caad iyo Camaara, kadib markii Shabaab dadka degaanka ay ku amreen inay bixiyaan lacagta Shabaab ay u yaqaanaan Sakawaadka, balse dadka ayaa ka biyo diiday arrintaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gaariga oo marayay wadada xiriirisa Caad iyo Camaara oo Shabaab difaac halkaasi ay kaga jiraan ayaa mar kaliya waxa ay rasaas ku fureen gaariga, waxayna taasi keentay inay dhintaan laba gabdhood oo wada dhashay oo xabadahii ay ku dhaceen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wararku waxaa ay sheegayaan in meydadka labo ruux oo ku dhintay loo qaaday degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, masuuliyiin u hadashay maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegeen in Caad iyo Camaara ay u dirayaan ciidan la dagaalama Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47725\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47725\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47726\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in Al-shabaab rasaas ku fureen gaari ay saarnaayeen dad shacab oo ka baxsanayay dagaal ka dhacay deegaan lagu magacaabo Caad oo iska horimaad uu ku dhaxmaraay xoolo dhaqato iyo Al-shabaab. Maalintii shalay ayeey aheyd markii dagaal u dhaxeeyay shacab iyo A-shabaab wuxuu ka dhacay deegaanada Caad iyo Camaara, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47794,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47793","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47793","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47793"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47793\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47806,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47793\/revisions\/47806"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47794"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47793"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47793"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47793"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}