{"id":47789,"date":"2018-07-05T19:31:29","date_gmt":"2018-07-05T16:31:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47789"},"modified":"2018-07-05T19:52:08","modified_gmt":"2018-07-05T16:52:08","slug":"xasilinta-muqdisho-shir-looga-hadlayo-oo-muqdisho-lagu-qabtey-iyo-waxyaabihii-kasoo-baxey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/07\/xasilinta-muqdisho-shir-looga-hadlayo-oo-muqdisho-lagu-qabtey-iyo-waxyaabihii-kasoo-baxey\/","title":{"rendered":"Xasilinta Muqdisho Shir Looga Hadlayo oo Muqdisho Lagu Qabtey iyo waxyaabihii kasoo Baxey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/shir-xasinta.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-47790\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/shir-xasinta.jpg\" alt=\"\" width=\"986\" height=\"656\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/shir-xasinta.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/shir-xasinta-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 986px) 100vw, 986px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Kulan looga hadlayay dardar-galinta Amniga magaalada Muqdisho ayaa xalay lagu qabtay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulankan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiiro ka tirsan xukuumadda oo uu ugu horeeyo Wasiirka arrimaha gudaha, Xildhibaano, Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Ciidamada Booliska iyo Nabad Sugidda Soomaaliya, Saraakiil ciidan iyo xubno kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Inta uu kulanka socday ayaa waxaa aad looga hadlay sida ugu sahlan ee loo dardargelin karo sugidda amniga magaalada Muqdisho, iyada oo ay iskaashanayaan ciidamada amniga iyo shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Intii uu kulanku socoday waxaa warbixinno laga dhageystay guddoomiyayaasha degmooyinka iyo saraakiisha ammaanka kuwaa oo si guud uga hadlay halka ay marayaan howlgallada lagu sugayo amniga magaalada.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cShirka oo socday mudo saacado ah ayaa waxaa looga dooday sidii sida ugu dhaqsiyaha baan loogu bilaabi lahaa wajiga labaad ee hawlaha xasilinta caasimadda, maamulka gobolka wuxuu ka qaadanayaa wixii looga baahnaa, waxaan diyaar u nahay in la arko magaalada oo nabad ah, waxaan rajeyneynaa in wajiga labaad ee xasilinta marka uu bilowdo in magaalada si weyn looga dareei doono.\u201d ayuu yiri Xog-hayaha guud ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirkan ka dhacay Aqalka Dowladdda Hoose ee Xamar ayaa qeyb ka ah kulamo maalmihii dambe lagu qabanayay magaaladfa Muqdisho, waxaana looga hadlayay xoojinta amniga caasimadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47725\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47725\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47726\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan looga hadlayay dardar-galinta Amniga magaalada Muqdisho ayaa xalay lagu qabtay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar. Kulankan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiiro ka tirsan xukuumadda oo uu ugu horeeyo Wasiirka arrimaha gudaha, Xildhibaano, Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Ciidamada Booliska iyo Nabad Sugidda Soomaaliya, Saraakiil ciidan iyo xubno kale. Inta uu kulanka socday ayaa waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47790,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47789","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47789","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47789"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47789\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47792,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47789\/revisions\/47792"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47790"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47789"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47789"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47789"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}