{"id":4777,"date":"2011-12-09T08:42:02","date_gmt":"2011-12-09T08:42:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4777"},"modified":"2011-12-09T08:55:49","modified_gmt":"2011-12-09T08:55:49","slug":"bank-moon-iyo-wafti-uu-hogaaminayo-oo-muqdisho-yimid-iyo-kulamo-ay-la-qaadanayaan-madaxada-dawlada-kmg","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/12\/bank-moon-iyo-wafti-uu-hogaaminayo-oo-muqdisho-yimid-iyo-kulamo-ay-la-qaadanayaan-madaxada-dawlada-kmg\/","title":{"rendered":"Bank Moon iyo wafti uu hogaaminayo oo muqdisho yimid iyo kulamo ay la qaadanayaan madaxada dawlada KMG"},"content":{"rendered":"<p>\u00a0<\/p>\n<p><strong><em>Wararka soomaaliya<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobgay Ban Ki-moon iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo ay kusoo dhaweeyeen Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho Mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mr Bank ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyey masuuliyiin\u00a0 Raysal wasaaraha Xukuumadda KMG ah Dr C\/wali Maxamed Cali Gaas iyo masuuliyiin kale oo ay wasiirro kamid yihiin.<\/p>\n<p>Bank Moon ayaa waxaa safarkiisa ku weheliya saraakiil sar sare oo katirsan hay\u2019adaha kala duwan ee Qaramada Midoobay, waxaana lagu wadaa in ay xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya kulamo kula qaataan masuuliyiinta Dawladda KMG ah sida Madaxweyne Shariif iyo Raysal wasaare Gaas.<\/p>\n<p>Waxa maanta si aad ah loo adkeeyay amaanka magaalada Muqdisho oo lagu soo daadiyay ciidamo badan oo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa AMISOM, iyadoo arintaasi ay saameyn ku yeelatay isku socodka dadka, gaadiidka iyo ganacsiga.<\/p>\n<p>Waa booqashadii ugu horeeyey ugu horaysay oo ay wafti heer sare oo ka socda Qaraamda Midoobay ay dalka ku yimaadaan kadib 21-sano oo ahayd intii ay Soomaaliya Dawlad la\u2019aanta ahayd.<\/p>\n<p>Wixii ku soo gordhaa wararkeena dambe yaaa idinkugu soo kudbin doonaa<\/p>\n<p><strong>\u00a0wakaalad warka soomaaliyeed warsom.com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Wararka soomaaliya \u00a0 Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobgay Ban Ki-moon iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo ay kusoo dhaweeyeen Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho Mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya. Mr Bank ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyey masuuliyiin\u00a0 Raysal wasaaraha Xukuumadda KMG ah Dr C\/wali Maxamed Cali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4777","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4777","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4777"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4777\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4791,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4777\/revisions\/4791"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4777"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4777"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4777"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}