{"id":47744,"date":"2018-07-03T23:48:01","date_gmt":"2018-07-03T20:48:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47744"},"modified":"2018-07-03T23:50:31","modified_gmt":"2018-07-03T20:50:31","slug":"wasaaradda-dastuurka-soomaaliya-oo-shir-wada-tashi-ah-la-yeelatey-jaaliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-uk","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/07\/wasaaradda-dastuurka-soomaaliya-oo-shir-wada-tashi-ah-la-yeelatey-jaaliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-uk\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya oo Shir wada Tashi ah La Yeelatey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka UK."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/w-dastuurka1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47745\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/w-dastuurka1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"495\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/w-dastuurka1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/w-dastuurka1-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ayaa dood Aqoon-Isweydaarsi ah oo ku saabsan siddii loo heli lahaa Dastuur dhameystiran oo Soomaali leedahay la yeelatay qaar kamid Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Waqooyiga London ee dalka Ingiriiska.<\/p>\n<p align=\"justify\">Doodda oo ay ka soo qaybgaleen waxgarad, culumaa\u2019udiin, haweenka, dhallinyarada iyo oday dhaqameedyo ayaa waxaa lagu gorfeeyay sidii Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool UK uga qaybqaadan lahaayeen dib-u-eegista Dastuurka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Zahra Cali Xasan oo ka mid ah La-taliyayaasha sare ee wasaaradda Arrimaha Dastuurka ayaa Jaaliyadda warbixin ka siisay horumarka ilaa iyo hada laga gaaray arrimaha dib-u-eegista Dastuurka iyo howlaha hortabinta leh bilooyinka soo socoda ee la qaban doono.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ka qaybgalayaashii doodda oo ay kamid ahaayeen Consullar Harbi Farah iyo Siyaasi Cabdi Cumar oo mar soo qabtay xilka Guddoomiyaha Jaaliyadda UK ayaa soo jeediyeen in waqtiga dhow ay Wasaaradda iyo labada Guddi ee ku hawlan dib-u-eegista Dastuurka ay wada qabtaan shir shacabka Soomaaliyeed ugu soo bandhigayaan dib-u-eegista la sameeyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK ayaa waxay tallaabo horumar leh ku tilmaameen Shir-weynihii Qaran ee Daahfurka Dib-u-Eegista Dastuurka, iyagoo bogaadiyay wadashaqeynta wanaagsan ee ka dhaxeysa Wasaaradda iyo labada Guddi ee u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhanka kale, Jaaliyadda waxay tilmaameen in ay yihiin wakiillo u taagan in Wasaaradda iyo labada Guddi ay ku garab siiyaan howlaha dib-u-eegista Dastuurka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu dambayn, doodda ayaa ku soo dhamaatay in wafdi ka kooban Wasaaradda iyo Guddiyada Qaran ee ku howlan dib-u-eegista Dastuurka ay yimaadaan UK si kulan ballaaran oo wadatashi ah loo la yeesho Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool UK.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47725\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47725\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47726\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ayaa dood Aqoon-Isweydaarsi ah oo ku saabsan siddii loo heli lahaa Dastuur dhameystiran oo Soomaali leedahay la yeelatay qaar kamid Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Waqooyiga London ee dalka Ingiriiska. Doodda oo ay ka soo qaybgaleen waxgarad, culumaa\u2019udiin, haweenka, dhallinyarada iyo oday dhaqameedyo ayaa waxaa lagu gorfeeyay sidii Jaaliyadda Soomaaliyeed ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47745,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47744","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47744","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47744"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47744\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47746,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47744\/revisions\/47746"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47745"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47744"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47744"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47744"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}