{"id":47724,"date":"2018-07-03T21:42:53","date_gmt":"2018-07-03T18:42:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47724"},"modified":"2018-07-03T21:44:16","modified_gmt":"2018-07-03T18:44:16","slug":"koob-lagu-maamuusayo-maalmaha-xoriyadda-soomaaliya-oo-shirkadda-dahabshiil-ay-dhigtay-magaalada-oslo-ee-dalka-norway","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/07\/koob-lagu-maamuusayo-maalmaha-xoriyadda-soomaaliya-oo-shirkadda-dahabshiil-ay-dhigtay-magaalada-oslo-ee-dalka-norway\/","title":{"rendered":"Koob Lagu Maamuusayo Maalmaha Xoriyadda Soomaaliya oo Shirkadda Dahabshiil ay Dhigtay Magaalada Oslo ee Dalka Norway."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/KOOB-OSLO.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-47730\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/KOOB-OSLO.jpg\" alt=\"\" width=\"989\" height=\"556\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/KOOB-OSLO.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/KOOB-OSLO-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 989px) 100vw, 989px\" \/><\/a>Munaasabadda 26 June\/1 July ayeey sharikadda\u00a0Dahabshiil Norway , oo sanad walba u taagan dhiiri galinta dhalinyarada Somaliyeed ee ku nool dalkan Norway ayaa dhigtay koob lagu xusayo munaasabadaas..<\/p>\n<p align=\"justify\">Laga soo bilaabo sanadkii 2003 ayay shirkadani isku taxalujisay in maalmahan oo kale ay dhalinyaradu isku arkaan , bartaana maalmahan qiimaha\u00a0 u leh taariikhda dadka Soomaalida<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa koobkan 26 June\/1 July ka soo\u00a0 xaadiray garoonka T\u00f8yen ee ku yaala magaalada Oslo 12 kooxood oo ka kala socday\u00a0 xaafadaha magaaladan iyo nawaaxigeedaba.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciyaarahan oo bilaabmay saacadu markay ahayd 12:00 duhurnimo, socdayna ilaa sagaalkii fiidnimo maalintu Axadii oo ay bishu ahayd 1dii July.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0waxay ku bilaabmeen si anshax iyo asluubi ku jiro, taasoo madaxda Dahabshiil ku guubaabiyeen dhalinyaradaa in ay\u00a0 isku dulqaataan oo nabadgalyada iyo wanaaga iyo sharafta\u00a0 maalmahani leedahay\u00a0 ay dhowraan , qadariyaana.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiyaha Dahabshiil Mudane Ahmed Cawad ayaa dhalinyarada u sheegay in hadafka ugu wayn ee ay shirkadani ka leedahay in ay sanad walba soo qabanqaabiso ciyaarahan ay tahay in ay dhalinyaradu ka fogaadaan mukhaadaraadka maandooriyaha ah , iyo in ay is dhexgalka dhalinyaradu badato.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciyaartii ugu horaysay ayaa waxaa fooda is daray koox ku ciyaaraysa magaca SYL iyo koox ku ciyaaraysay magaca\u00a0 Young talent ee Magaalada Darammen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kooxdii ka socotay magaalada Darammen oo iyagu aad u da`yaraa ayaa waxaa looga badiyay 5 iyo 1. Halkaasina ay guushii ku raacday kooxdii ku ciyaaraysay magaca SYL..<\/p>\n<p align=\"justify\">Akhristoow ugu danbayntii waxaa kama dambaystii isugu soo baxay koox ku ciyaaraysay magaca Hilaac iyo koox ku ciyaaraysay magaca Skau.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciyaartan oo si aad ah loo wada sugayay ayaa waxay ku bilaabmatay weerar iyo weerar celis labada dhinacba. Waxaynan u ekeeyd in ay labada kooxoodba ay si wanaagsan u soo wada tashadeen , gaar ahaan xaga difaaca iyo weerarkaba.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kooxda Hilaac oo u muuqday in ay xaga difaaca iyo dhamaystirkaba ay ka dhisnaayeen ayaa gool aad u quruxbadan, si fiicana looga soo shaqeeyay ku dhalisay halkaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaybtii hore ee ciyaartuna waxay ku dhamaatay 1 iyo\u00a0 0.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaybtii danbe ciyaarta ayaa kooxdii Skau ay kubada dhexda ka soo dhiseen 3, 4 baas ka dib ay halkaa Gool ku dhaliyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciyaartiina waxay ku dhamaatay\u00a0 1 iyo 1.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbayntii ayaa waxaa halkaa loo kala dhigay\u00a0 regoorayaal labada dhinacba.<\/p>\n<p align=\"justify\">Akhriste kooxdii ku ciyaaraysay magaca hilaac ayaa 5toodii regooraba dhaliyay, halka kooxdii ku ciyaaraysay magaca Skau uu\u00a0 4 dhaliyeen, ayna khasaariyeena hal regoore.<\/p>\n<p align=\"justify\">Halkaana waxay guushii ku raacday kooxdii ku ciyaaraysay magaca Hilaac.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa halkaa lagu gudoonsiiyay koobkii guusha , iyo biladii ciyaar wanaaga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiyaha Shirkada Dahabshiil ayaa halkaa ku gudoonsiiyay\u00a0 Koobkii iyo casho sharaf uu la qaatay kooxda Hilaac oo sanadkan koobkii 26 June\/ 1 July ku hantiyay koobkii Dahabshiil.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47725\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47725\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47726\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabadda 26 June\/1 July ayeey sharikadda\u00a0Dahabshiil Norway , oo sanad walba u taagan dhiiri galinta dhalinyarada Somaliyeed ee ku nool dalkan Norway ayaa dhigtay koob lagu xusayo munaasabadaas.. Laga soo bilaabo sanadkii 2003 ayay shirkadani isku taxalujisay in maalmahan oo kale ay dhalinyaradu isku arkaan , bartaana maalmahan qiimaha\u00a0 u leh taariikhda dadka Soomaalida Waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47730,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47724","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47724","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47724"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47724\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47731,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47724\/revisions\/47731"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47730"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47724"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47724"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47724"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}