{"id":47712,"date":"2018-07-03T05:48:20","date_gmt":"2018-07-03T02:48:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47712"},"modified":"2018-07-03T05:48:35","modified_gmt":"2018-07-03T02:48:35","slug":"taliska-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliya-oo-uu-dhalleecayn-usoo-jeediyey-golaha-amniga-jubaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/07\/taliska-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliya-oo-uu-dhalleecayn-usoo-jeediyey-golaha-amniga-jubaland\/","title":{"rendered":"Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo uu Dhalleecayn usoo Jeediyey Golaha Amniga Jubaland."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/g-amniga-jland.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47713\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/g-amniga-jland.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/g-amniga-jland.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/g-amniga-jland-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Shirkan oo uu shir gudoominayay madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ahaa shirkii billaha ahaa ee golaha amniga Jubbland, waxaana ka qeybgalay wasiirro ka tirsan Jubbaland, saraakiisha ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland, saraakiil ka kala socotay howlgalka AMISOM iyo kan Mareeykanka ee Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p>Shirkan oo ay warbaahintu dibad joog ka ahayd ayaa markii uu soo idlaaday waxaa warbaahinta u faahfaahiyay wasiiru dowlaha madaxtooyada Jubbaland Mudane Axmed C\/raxmaan Xaaji Xasan.<\/p>\n<p>Waxa uu xusay in shirka looga hadlay ammaanka guud ee Jubbaland, howlgallada ka soconayo qeybo ka tirsan gobollada Jubooyinka iyo sidii ay ciidamada kala duwan ee howlgalka ka qeybgalaya isu kaashan lahaayeen.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Waxa uu sheegay in goluhu walaac ka muujiyay hab dhaqanka taliska\u00a0 xoogga dalka Soomaaliya, oo uu sheegay in goluhu dhaliil u jeediyay, kana digay isku dhacdo uu xusay in ay ka dhalan karaan howlaha talisku ka fuliyo qeybo ka tirsan Jubbaland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka oo aan carabka ku dhufan waxyaalaha sida gaarka ah ay ugu eedeeynayaan taliska xoogga dalka ayaa yiri; \u201cWaxaa runtii walaac weyn laga muujiyay arimo isdaba joog ah oo soo noqnoqday loona aaneeynayo taliska in ay masuul ka yihiin gaar ahaan taliyaha iyo ku xigeenkiisa, arintaana waxaa lala wadaagi doonaa madaxweynaha iyo madaxda kale ayadoo qoraal ah, arintaasi waa arrin siweyn u dhaawaceeysa amniga, fadqalalana keeni karta, dhibaatooyinna ku dhalin karta ta amniga guud iyo xasiloonida Jubbaland.\u201d<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<div>warsom2011@gmail.com<\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47613\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-9.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-9.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-9-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47613\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-9.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-9.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-9-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47615\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47616\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/div>\n<div><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkan oo uu shir gudoominayay madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ahaa shirkii billaha ahaa ee golaha amniga Jubbland, waxaana ka qeybgalay wasiirro ka tirsan Jubbaland, saraakiisha ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland, saraakiil ka kala socotay howlgalka AMISOM iyo kan Mareeykanka ee Soomaaliya. Shirkan oo ay warbaahintu dibad joog ka ahayd ayaa markii uu soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47713,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47712","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47712","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47712"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47712\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47715,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47712\/revisions\/47715"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47713"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47712"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47712"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47712"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}