{"id":47690,"date":"2018-07-03T00:54:59","date_gmt":"2018-07-02T21:54:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47690"},"modified":"2018-07-03T06:36:46","modified_gmt":"2018-07-03T03:36:46","slug":"saraakiil-kasoo-goostay-al-shabaab-oo-ciidamada-xoogga-dalku-soo-bandhigeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/07\/saraakiil-kasoo-goostay-al-shabaab-oo-ciidamada-xoogga-dalku-soo-bandhigeen\/","title":{"rendered":"Saraakiil kasoo Goostay Al-shabaab oo Ciidamada Xoogga Dalku Soo Bandhigeen."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/bandhig-shabaab.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft  wp-image-47691\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/bandhig-shabaab.jpg\" alt=\"\" width=\"868\" height=\"487\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/bandhig-shabaab.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/bandhig-shabaab-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 868px) 100vw, 868px\" \/><\/a>Saraakiisha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee ka howlgala gobolka Jubbada Hoose ayaa warbaahinta u soo bandhigay sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab oo uu wehliyo mid ka mid ah dagaalamayaasha Ururka.<\/p>\n<p>Sarkaalkan soo goostay ayaa la sheegay in uu ahaa wakiilkii Al-shabaab u qaabilsanaa deegaanka lagu magacaabo Xaaji Muuse oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>Hadalka kooban oo uu warbaahinta u jeediyay ayuu sheegay in uu isaga soo baxay Ururkii uu ka tirsanaa ee Al-shabaab, isaga oo balanqaaday in wixii hada ka dambeeya uu ka mid noqon doono shacabka Soomaaliyeed, lana shaqeyn doono dowladda.<\/p>\n<p>\u201cMaanta wixii ka dambeeya waxaan si cad u sheegayaa in aan ka baxnay fikirkii Al-shabaab, Shabaab waxaan ka tirsanaa Sideed sano, waxaan ka soo qeyb qaatay dagaalo badan, waxaan jeclahay inaan la shaqeeyo dowladda, shacabkana ka mid noqdo, \u201d ayuu yiri sarkaalka ka soo goostay Shabaab.<\/p>\n<p>Taliyaha \u00a0Ururka 58-aad, Guutada 11-aad ee qeybta 43-aad ciidanka xoogga dalka, Laba xidigle C\/fitaax Ibraahim Maxamed ayaa warbaahinta u sheegay in Tuulada Muuse Xaaji ay kula dagalameen ururka Al-shabaab, waxaana uu tilmaamay inay ka dileen 11 dagaalame.<\/p>\n<p>Sidoo kale Taliyaha waxaa uu sheegay in gacanta ciidamada xoogga dalka uu isku soo dhiibay sarkaalkii Tuulada Muuse Xaaji u qaabilsanaa Al-shabaab.<\/p>\n<p>Ciidamada xoogga dalka ayaa maalmahan waxa ay hawlgallo ka dhan ah ururka Al-shabaab oo joogto ah ka wadaan degaanada iyo tuulooyinka ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47613\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-9.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-9.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-9-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47613\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-9.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-9.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-9-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47615\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47616\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47616\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee ka howlgala gobolka Jubbada Hoose ayaa warbaahinta u soo bandhigay sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab oo uu wehliyo mid ka mid ah dagaalamayaasha Ururka. Sarkaalkan soo goostay ayaa la sheegay in uu ahaa wakiilkii Al-shabaab u qaabilsanaa deegaanka lagu magacaabo Xaaji Muuse oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Hadalka kooban [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47691,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47690","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47690","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47690"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47690\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47721,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47690\/revisions\/47721"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47691"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47690"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47690"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47690"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}