{"id":47609,"date":"2018-06-29T21:12:13","date_gmt":"2018-06-29T18:12:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47609"},"modified":"2018-06-29T21:12:53","modified_gmt":"2018-06-29T18:12:53","slug":"golaha-xukuumada-puntland-oo-sheegay-in-la-mideynayo-hayadaha-amniga-iyo-sirdoonka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/golaha-xukuumada-puntland-oo-sheegay-in-la-mideynayo-hayadaha-amniga-iyo-sirdoonka\/","title":{"rendered":"Golaha Xukuumada Puntland oo Sheegay in La Mideynayo Hay&#8217;adaha Amniga iyo Sirdoonka."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/logo-puntland-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-47610\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/logo-puntland-2.jpg\" alt=\"\" width=\"798\" height=\"496\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/logo-puntland-2.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/logo-puntland-2-300x186.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 798px) 100vw, 798px\" \/><\/a>Golaha wasiirrada Puntland ayaa\u00a0 cod ku ansixiyay\u00a0 magaca iyo mideynta labada hay\u2019ad ee sirdoonka iyo nabadsugidda , kuwaaso oo looga yeeri jirey PIA iyo\u00a0 PSS. Waxa qasbey in labada hay\u2019ad la mideeyo waxaa lugu sheegay baahida loo qabo hay&#8217;add amni oo si buuxda u shaqeysa, dhawaan ayayna ahayd markii Madaxweynaha Puntland uu xilalkii ka qaadday agaasimayaasha labada hay\u2019ad.<\/p>\n<p>\u201cGolaha xukuumada\u00a0 Puntland oo tixraacaya dastuurka dalka iyo baahida loo qabo hay&#8217;add Amni oo si buuxda u shaqeysa ayaa dood dheer ka yeeshay magaca iyo mideynta hay&#8217;addaha ammaanka dalka, waxayna golahu cod buuxa ku meel mariyeen mideynta hay&#8217;addaha PIA iyo PSS,isla markaan loo bixiyey magac cusub oo ah hay&#8217;adda nabad-sugida iyo Amniga Puntland (Puntland intelligence and security agency (PISA).\u201dayaa lugu yiri war-saxaafadeed looga hadlay qodobbada shirka wasiirrada ka soo baxay.<\/p>\n<p>Shirka wasiirrada ayaa sidoo kale warbixin laga dhageystay wasaaradda amniga oo sheegtay ammaanka inuu yahay mid wanagsan, waxaana shacabka loogu baaqay inay la shaqeeyaan ciidamada amniga.<\/p>\n<p>Gabagabadii, Golaha xukuumada\u00a0 Puntland ayaa warbixin kooban ka dhageystay Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda oo u qeybisay golaha xeerka tayo-dhowrka kheyraadka Badda, xeerkaan oo qeexaya baarista, tayada, hubinta iyo cadeynta guud ahaan kalluunka ayaa lagu meel marin doonaa kulanka xiga ee golaha xukuumadda. Wasiirrada waxaa kalo ay warbixin ka dhageysteen\u00a0 guddiga dabagalka iyo ilaalinta gaadiidka dowladda oo meel fiican marinaya tixraaca iyo waafajinta sharciga ee gaadiidka dowladda (GD).<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47521\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-8.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47521\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-8.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47522\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47523\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47524\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha wasiirrada Puntland ayaa\u00a0 cod ku ansixiyay\u00a0 magaca iyo mideynta labada hay\u2019ad ee sirdoonka iyo nabadsugidda , kuwaaso oo looga yeeri jirey PIA iyo\u00a0 PSS. Waxa qasbey in labada hay\u2019ad la mideeyo waxaa lugu sheegay baahida loo qabo hay&#8217;add amni oo si buuxda u shaqeysa, dhawaan ayayna ahayd markii Madaxweynaha Puntland uu xilalkii ka qaadday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47610,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47609","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47609","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47609"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47609\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47611,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47609\/revisions\/47611"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47610"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47609"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47609"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47609"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}