{"id":4759,"date":"2011-12-06T15:42:56","date_gmt":"2011-12-06T15:42:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4759"},"modified":"2011-12-06T15:42:56","modified_gmt":"2011-12-06T15:42:56","slug":"maxkamad-ciidamada-qalabka-sida-oo-manta-xukuno-kala-gadisan-riday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/12\/maxkamad-ciidamada-qalabka-sida-oo-manta-xukuno-kala-gadisan-riday\/","title":{"rendered":"Maxkamad ciidamada qalabka sida oo manta xukuno kala gadisan riday"},"content":{"rendered":"<p>\u00a0<\/p>\n<p><strong><em>wararka soomaaliya warsom.com<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowladda KMG Sooamaliya ayaa maanta u fariisatay dacwad ciqaabeedka dad loo haystay dambiyo kala duwan oo ay u badnaayeen rag lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin \u00a0Xarakada Al Shabaab oo falal amni daro ka waday Muqdisho.<\/p>\n<p>Maxkamada ayaa waxa ay sheegtay in 8 ka mid ah eedeysanayaasha oo gaarayey 15 ruux lagu helay dambiga ay galeen, \u00a0waxaana ay sheegtay Maxkamada in 7 ka mid ah oo ka tirsan Al Shabaab ay \u00a0\u00a0bambooyin ku tureen xarumo ciidan halka kan kalana ay sheegtay in uu ahaa askari ka tirsan dowladda oo kufsi u gaystay haweeney Soomaali ah.<\/p>\n<p>Gaashaanle C\/laahi Max\u2019ed Muuse Keyse oo ka mid ah xafiiska xeer ilaalinta Maxkamada oo Warbaahinta u aqriyay go\u2019aanadii ay gaartay Maxkamada ayaa sheegay in 8- daasi ruux ay Maxkamada ku xukuntay dil toogasha ah.<\/p>\n<p>Gaashaanle C\/laahi Max\u2019ed Muuse ayaa waxa uu sidoo kale sheegay in Maxkamada ay xukun xabsi ah ku riday in ila 7 eedeysane oo uu sheegay in ay ka tirsanaayeen Xarakada Al Shabaab kuwaasi oo uu sheegay in lagu xukumay xabsi dhan 5 sano ilaa 15 sano.<\/p>\n<p>Ma ahan markii ugu horeysay oo Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowladda KMG Soomaaliya ay xukuno isugu jira dil iyo xabsi ciidan ay ku rido rag lagu eedeeyay in ay ka mid yihiin Al Shabaab iyo ciidamo ka mid ah dowladda KMG Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong><em>Booqo hooyga runta iyo xaqiiqda wararka soomaaliyeed\u00a0 warsom.com<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>Wakaalda\u00a0 wararka\u00a0 soomaliyeed<\/em><\/strong><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 wararka soomaaliya warsom.com \u00a0 Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowladda KMG Sooamaliya ayaa maanta u fariisatay dacwad ciqaabeedka dad loo haystay dambiyo kala duwan oo ay u badnaayeen rag lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin \u00a0Xarakada Al Shabaab oo falal amni daro ka waday Muqdisho. Maxkamada ayaa waxa ay sheegtay in 8 ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4759","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4759","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4759"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4759\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4763,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4759\/revisions\/4763"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4759"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4759"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4759"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}