{"id":47552,"date":"2018-06-26T00:35:23","date_gmt":"2018-06-25T21:35:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47552"},"modified":"2018-06-26T00:35:49","modified_gmt":"2018-06-25T21:35:49","slug":"madaxweynaha-federalka-soomaaliya-oo-hambalyo-u-direy-mweynaha-la-doortey-ee-dalka-turkiga-erdogan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/madaxweynaha-federalka-soomaaliya-oo-hambalyo-u-direy-mweynaha-la-doortey-ee-dalka-turkiga-erdogan\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Federalka Soomaaliya oo Hambalyo U Direy M\/weynaha La Doortey ee Dalka Turkiga Erdogan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/farmaajo-heshiis.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-47433\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/farmaajo-heshiis.jpg\" alt=\"\" width=\"790\" height=\"526\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/farmaajo-heshiis.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/farmaajo-heshiis-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 790px) 100vw, 790px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Tayyib Erdogan oo ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee Turkiya ka dhacday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Codadka in ka badan 95% oo ilaa hadda la tiriyey ayaa Recep Tayyip Erdogan waxaa uu helay 53% taasoo si hordhac ka dhigan in uu ku guuleystay madaxtinimada dalkaasi, iyadoo natiijada rasmiga ah ay ku dhawaaqi doonaan guddiga doorashada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaar ka mid ah Madaxda caalamka ayaa sidoo kale hambalyo u diray madaxweynaha dib loo doortay ee Turkiga Recep Tayyip Erdogan, waxaana madaxdii ugu horeysay ee hambalyada u dirtay ka mid ah Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Hamad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shacabka dalka Turkiga ayaa bilaabay dabaaldegyo ay ku soo dhoweynayaan guusha Taariikhiga ah ee hogaamiyahooda gaaray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Doorashada ka dhacday dalka Turkiga ayaa waxaa ku tartamayay lix musharax oo mida ay tahay qof dumar ah, iyadoo guusha Erdogan ay ugu dhigantahay dalka Turkiga guul Taariikhi ah.<\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Turkiga ayaa saaxiib gaar ah la ah Soomaaliya oo lagu xasuusto gurmadkii ballaarnaa oo ay u fidiyeen Soomaaliya sanadkii 2011kii oo ay abaar baaxad leh ku dhufatay qeybo badan oo ka mid ah dalka, waxaana tallaabada uu qaaday Turkiga ay Soomaaliya ku soo jeedisay Idhaha beesh caalamka.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47521\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-8.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47521\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-8.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47522\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47523\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47524\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Tayyib Erdogan oo ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee Turkiya ka dhacday. Codadka in ka badan 95% oo ilaa hadda la tiriyey ayaa Recep Tayyip Erdogan waxaa uu helay 53% taasoo si hordhac ka dhigan in uu ku guuleystay madaxtinimada dalkaasi, iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47433,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47552","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47552","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47552"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47552\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47554,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47552\/revisions\/47554"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47433"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47552"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47552"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47552"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}