{"id":47546,"date":"2018-06-25T01:59:43","date_gmt":"2018-06-24T22:59:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47546"},"modified":"2018-06-25T02:28:24","modified_gmt":"2018-06-24T23:28:24","slug":"shaqsi-loo-haystey-dil-iyo-in-uu-kamid-ahaa-al-shabaab-oo-maxkamada-ciidamada-qalabka-sida-sii-daysey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/shaqsi-loo-haystey-dil-iyo-in-uu-kamid-ahaa-al-shabaab-oo-maxkamada-ciidamada-qalabka-sida-sii-daysey\/","title":{"rendered":"Shaqsi Loo Haystey Dil iyo in uu kamid ahaa Al-shabaab oo Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Sii Daysey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/shuute.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-47547\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/shuute.jpg\" alt=\"\" width=\"1019\" height=\"573\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/shuute.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/shuute-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1019px) 100vw, 1019px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Cabdullaahi Xasan Axm\u2019d Maalin (Warranto) ayaa loo soo qabtay in ka tirsanaa Al-shabaab, \u00a0sidoo kale waxaa loo heystay in uu ka dambeey dilka Marxuum Cabdulla Maalin Maxam\u2019d \u00a0oo ka tirsanaa ciidamada Ilaalada Xamar (Minishiibiyo) Taariikhdu markey aheyd 22\/02\/2018, dilkaasi oo ka dhacay degmada Yaaqshiid.<\/p>\n<p align=\"justify\">Cabdullaahi Xasan Axm\u2019d Maalin (Warranto) ayaa Ciidamada Amniga soo qabtay 18\/04\/2018, waxaana ciidamada amniga u soo gudbiyeen \u00a0Xafiiska Xeer ilaalinta \u00a021\/05 ee isla sanadkan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xafiiska Xeer Ilaalinta ayaa isla maalintaas codsaday in xabsiga loo gudbiyo si Maxkamadda loo hor geeyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">baaritaan dheer kedib ayaa Xafiiska Xeer Ialaalinta ciidamada Qalabka Sida \u00a004\/06\/2018 waxaa ay sameeyeen eed ka dhan ah Cabdullaahi Xasan Axm\u2019d Maalin (Warranto), waxa ayna ku aadeeyeen ka mid ahaanshiyaha kooxda Al-shabaab iyo Shir-qoolka dilka Marxuumka kor ku xusan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Eedda ay soo gudbiyeen xafiiska xeer Ilaalinta ciidamada Qalabka sida ayaa loo cuskaday Baarista ay sameeyeen ciidamada Amniga iyo shaqsi Markaati ah, waxaa ayna eedooda ku codsadeen in la muddeyo \u00a0waqti \u00a0qaadista Maxkamadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">12 Bishan aynu ku jirno ayaa loo fariistay markii ugu horreysay eedda ka dhanka ah Cabdullaahi Xasan Axm\u2019d Maalin (Warranto), waxaana garsoorayaasha maxkamadda ciidamada ay dhageysteen doodda dhinacyada Xeer Ilaalinta iyo Qareenka difaacayay eedeysanaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dood dheer kedib ayaa garsoorayaasha Maxkamadda Go\u2019aan ku gaareyn in dib la isugu noqdo 19-kii isla Bishan, waxaana markale la sii amba qaaday dhageysiga eedda ka dhanka ah eedeysanaha kor ku xusan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qareenka u dooday eedeysanaha ayaa ku dooday in uu bari ka yahay dhammaan soo jeedinta xeer ilaalinta, waxa uuna u sheegay garsoorayaasha iyo dhinacyada kale ee ka qeyb galayay doodda in uu yahay Cabdullaahi Xasan Axm\u2019d Maalin (Warranto) Shaqsi laga been abuuranayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Garsoorayaasha Maxkamadda ayaa go\u2019aan ku gaaray iyagoo eegaya jawaabaha uu Garsoorayaasha ka hor bixiyay eedeysanaha, iyagoo dhuuxaya nuxurka doodda dhinacyada ka dhaxeeyso, iyagoo aan ku qancin cadeymaha Maxkamadda la hor keenay oo uu ka mid yahay Markaati ehel la\u2019 ah Marxuumka, \u00a0 in Cabdullaahi Xasan Axm\u2019d Maalin (Warranto) uu yahay xur, maxkamaddana ay fareyso in la sii daayo \u00a0hadii aysan jirin dambiyo kale oo loo heysto, sida uu u sheegay G\/sare Xasan Cali Nuur (Shuute) Guddoomiyaha Maxkamadda D 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida, \u00a0dhamman dhinacyada ka qeyb galayay doodda dacwadda oo ay ka mid aheyd warbaahinta Garsoor.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa ah halka kaliye ee caddeyn karta go\u2019aan ka gaarista jiritaanka eedaha ay soo gudbiyeen Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida iyo in kale, waaana Maxkamadda leh awoodda aan ka gambashada laheyn ee fulineyd hadii ay u cadaato eedaha ka dhanka ah ciidamada iyo Maleeshiyaadka u abaabulan sidii Qaab ciidan oo kale sida Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47521\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-8.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47521\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-8.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47522\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47523\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47524\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdullaahi Xasan Axm\u2019d Maalin (Warranto) ayaa loo soo qabtay in ka tirsanaa Al-shabaab, \u00a0sidoo kale waxaa loo heystay in uu ka dambeey dilka Marxuum Cabdulla Maalin Maxam\u2019d \u00a0oo ka tirsanaa ciidamada Ilaalada Xamar (Minishiibiyo) Taariikhdu markey aheyd 22\/02\/2018, dilkaasi oo ka dhacay degmada Yaaqshiid. Cabdullaahi Xasan Axm\u2019d Maalin (Warranto) ayaa Ciidamada Amniga soo qabtay 18\/04\/2018, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47547,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47546","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47546","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47546"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47546\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47549,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47546\/revisions\/47549"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47547"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47546"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47546"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47546"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}