{"id":4754,"date":"2011-12-06T15:35:18","date_gmt":"2011-12-06T15:35:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4754"},"modified":"2011-12-06T15:35:18","modified_gmt":"2011-12-06T15:35:18","slug":"un-ka-markale-cunu-qabaten-saartay-dawlada-eretria","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/12\/un-ka-markale-cunu-qabaten-saartay-dawlada-eretria\/","title":{"rendered":"Un ka markale cunu qabaten saartay dawlada Eretria."},"content":{"rendered":"<p>\u00a0<\/p>\n<p><strong><em>wararka soomaaliya warsom.com<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Kadib Kulan balaaran oo shalay Magaalada New York ee dalka Maraykanka ay ku yeesheen Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay waxay ku go\u2019aamiyeen in Cunaqabateyn Hor leh la saaro Dowlada Eretria.<\/p>\n<p>Golaha Ammaanka ee QM ayaa Dowlada Eretria ku eedeeyey inay taageerto Xarakada Alshabaab ee ka dagaalanta Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Cunaqabteyntan cusub ee lagu soo rogay Xukuumadda Asmara ayaa dhigaya in shirkadaha shisheeye ee ka shaqeeynaya qodista macadinta dalkaasi ay hubiyaan halka uu dhaqaalahoodu ku baxayo si looga hortago in dhaqaalahaasi aan lagu carqaladeen dalka Soomaliya oo muddo ay ka socdeen dagaalo sokeeye.<\/p>\n<p>Warbixin shirka Golaha Amaanka ka soo Horjeediyeen Wadamada bariga Afrika ayaa waxa lagu cadeeyey in Dowlada Eretria ay Taageerto Xarakada Alshabaab ee ka dagaalanta wadanka Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong><em>Booqo hooyga runta iyo xaqiiqda wararka soomaaliyeed\u00a0 warsom.com<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>Wakaalda \u00a0wararka \u00a0soomaliyeed<\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 wararka soomaaliya warsom.com \u00a0 Kadib Kulan balaaran oo shalay Magaalada New York ee dalka Maraykanka ay ku yeesheen Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay waxay ku go\u2019aamiyeen in Cunaqabateyn Hor leh la saaro Dowlada Eretria. Golaha Ammaanka ee QM ayaa Dowlada Eretria ku eedeeyey inay taageerto Xarakada Alshabaab ee ka dagaalanta Dalka Soomaaliya. Cunaqabteyntan cusub [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4754","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4754","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4754"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4754\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4758,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4754\/revisions\/4758"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4754"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4754"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4754"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}