{"id":47496,"date":"2018-06-22T23:55:09","date_gmt":"2018-06-22T20:55:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47496"},"modified":"2018-06-22T23:56:52","modified_gmt":"2018-06-22T20:56:52","slug":"deegaanka-kanaana-ee-degmada-diinsoor-oo-maamulka-kgalbeed-sheegteen-in-ay-ku-dileen-saraakiil-al-shabaab-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/deegaanka-kanaana-ee-degmada-diinsoor-oo-maamulka-kgalbeed-sheegteen-in-ay-ku-dileen-saraakiil-al-shabaab-ah\/","title":{"rendered":"Deegaanka Kanaana ee Degmada Diinsoor oo Maamulka K\/galbeed Sheegteen in ay Ku Dileen Saraakiil Al-shabaab ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/k-galbeed-al-shabaab.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-47497\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/k-galbeed-al-shabaab.jpg\" alt=\"\" width=\"988\" height=\"615\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/k-galbeed-al-shabaab.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/k-galbeed-al-shabaab-300x187.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 988px) 100vw, 988px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha ciidamada dowladda ee Koonfur Galbeed ayaa sheegay hawlgal ka dhacay deegaanka Kanaana oo hoos-yimaada degmada Diinsoor in ay ku dileen saddex dagaalame oo ka tirsanaa ururka Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha degmada Diinsoor Ibraahim Maxamed Nuur Shig-shigow oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in hawlgalka raggan lagu dilay in sidoo kale ay ciidamada ku soo furteen hub ay lahaayeen dagaalamayaasha Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cCiidamnada Koonfur Galbeed ayaa weerar ku qaaday deegaanka Kanaana oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Shabaab, halkaasi waxaan ku dilnay saddex Al-shabaab ah oo watay Mooto, hubkii ay wateena waan ka soo qaadnay, dadka shacabka ah ayay u geysanayeen dhac, xogtooda horey ayaa loo hayay, ciidamada wey ku guuleysteen hawlgalkan.\u201d ayuu yiri guddoomiye Shigshigow.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu kaloo sheegay guddoomiyaha degmada Diinsoor Ibraahim Maxamed Nuur Shigshigow Shababaka la dilay in ay dhibaato iyo dhac u geysanayeen shacabka ku sugan degmada iyo deegaanada hoosyimaada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale ehelada raggaasi la dilay ayaa waxa ay sheegeen dadka la dilay in aysan aheyn Shabaab oo waligood aysan ka mid noqon, balse ka mid ahaayeen dadka degaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47337\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47337\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47338\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47339\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47340\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha ciidamada dowladda ee Koonfur Galbeed ayaa sheegay hawlgal ka dhacay deegaanka Kanaana oo hoos-yimaada degmada Diinsoor in ay ku dileen saddex dagaalame oo ka tirsanaa ururka Al-shabaab. Guddoomiyaha degmada Diinsoor Ibraahim Maxamed Nuur Shig-shigow oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in hawlgalka raggan lagu dilay in sidoo kale ay ciidamada ku soo furteen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47497,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47496","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47496","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47496"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47496\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47499,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47496\/revisions\/47499"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47497"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47496"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47496"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47496"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}