{"id":47493,"date":"2018-06-22T23:37:34","date_gmt":"2018-06-22T20:37:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47493"},"modified":"2018-06-22T23:40:00","modified_gmt":"2018-06-22T20:40:00","slug":"maxkamada-ciidamada-qalabka-sida-ee-jubaland-oo-maanta-sadex-ruux-dil-ku-fulisay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/maxkamada-ciidamada-qalabka-sida-ee-jubaland-oo-maanta-sadex-ruux-dil-ku-fulisay\/","title":{"rendered":"Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Jubaland oo Maanta Sadex Ruux Dil Ku Fulisay."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/deldalaad-3-qof-kismaayo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-47494\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/deldalaad-3-qof-kismaayo.jpg\" alt=\"\" width=\"972\" height=\"648\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/deldalaad-3-qof-kismaayo.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/deldalaad-3-qof-kismaayo-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 972px) 100vw, 972px\" \/><\/a><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay sedex nin oo ku eedeysnaa in ay magaalada Kismaayo ka geysteen dilal.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">G\/dhexe Sheekh Max\u2019uud Isxaaq oo kamid ah garsooreyaasha Maxkamadda racfaanka ciidamada qalabka sida ee Jubbaland oo warbaahinta la hadlay kohor inta aan xukunka la fulin ayaa sheegay in maxkamadda racfaanku ku raacday maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida ee Jubbaland xukunka ay ku riday ragan, isagoo sheegay in uusan jirin racfaan ay qareennada iyo ehellada eedeeysaneyaasha ay ka qaateen xukunka maxkamadda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Raggan oo lagu toogtay garoonkii hore ee diyaaradaha ee Akadeemi oo ku yaal waqooyiga magaalada Kismaayo ayaa kala ahaa :<\/span><span style=\"font-size: large;\">Cabdullaahi Asad Ismaacil oo ku eedeeysnaa dilka xaaskiisa oo lagu magacaabi jiray Muxubo Maxamed Guure, C\/rashiid Axmed Xasan oo ku eedeysnaa dilka Maxamed Cabdullaahi Xirsi iyo Aadan Cabdi Muumin oo ku eedeysnaa dilka Cawil Colow Xasan, dhammaan raggan ayaa ka kala tirsanaa ciidamada Booliska, Daraawiishta iyo Nabadsugidda Jubbaland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sedexda nin ayaa laba kamid ah waxa ay dileen dad shacab ah, halka ninka kale ee lagu magacaabo Aadan Cabdi Muumin oo ka tirsanaa ciidamada nabadsugidda Jubbaland uu dilay askari kale oo ka tirsanaa isla ciidanka nabadsugidda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Raggan ay maxkamadda ku fulisay xukunka ayuu kiiskoodu soo maray marxalado kala duwan, ayadoo marar badan ay kasoo hor muuqdeen Maxkamadda, waxaa u danbeeysay todobaadkan oo ay laba kamid ah kazoo hormuuqdeen Maxkamadda ciidamada Qalabka sida, halkaa oo lagu soo bandhigay marqaatiyaal iyo cadeeymo muujinayay kiisaska loo heeysto, waxaana ay maxkamaddu ku riday xukunka maanta lagu fuliyay.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmai.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47337\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47337\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47338\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47339\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47340\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay sedex nin oo ku eedeysnaa in ay magaalada Kismaayo ka geysteen dilal. G\/dhexe Sheekh Max\u2019uud Isxaaq oo kamid ah garsooreyaasha Maxkamadda racfaanka ciidamada qalabka sida ee Jubbaland oo warbaahinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47494,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47493","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47493","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47493"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47493\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47495,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47493\/revisions\/47495"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47494"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47493"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47493"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47493"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}