{"id":47463,"date":"2018-06-21T21:37:35","date_gmt":"2018-06-21T18:37:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47463"},"modified":"2018-06-21T21:38:45","modified_gmt":"2018-06-21T18:38:45","slug":"rwazaare-khayre-oo-beeniyey-hadalkii-mweyne-farmaajo-ee-ahaa-in-itoobiya-ay-heshiis-wada-galeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/rwazaare-khayre-oo-beeniyey-hadalkii-mweyne-farmaajo-ee-ahaa-in-itoobiya-ay-heshiis-wada-galeen\/","title":{"rendered":"R\/wazaare Khayre oo Beeniyey Hadalkii M\/weyne Farmaajo ee ahaa in Itoobiya ay Heshiis Wada Galeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/khayre-deked.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-47464\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/khayre-deked.jpg\" alt=\"\" width=\"981\" height=\"617\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/khayre-deked.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/khayre-deked-300x189.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 981px) 100vw, 981px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Khayre oo magaalada Oslo kula hadlayay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Norway ayaa faah faahin ka bixiyay heshiiskii dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ay wada galeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kheyre ayaa sheegay in ay jiraan sida dad ka soo horjeeda in ay dowladnimada oo wax walbana siyaasadeeya, waxaana uu intaa ku daray in aysan jirin Dekaddo la siiyay Itoobiya, balse dekedaha ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay inay la kulmeen ra\u2019iisal wasaaraha Itoobiya, wada hadalna yeesheen, intaasi kadibna ay soo saareen war-murtiyeed khuseeya kulankooda, balse halkaasi uusan ka dhicin wax heshiis ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaa jira dad ka soo horjeeda dowladnimada oo wax walba siyaasadeeya, si ay u carqaleedaayaan dowladnimada, maalmahan waxaan maqlayay in heshiis lala galay dowladda Itoobiya, annaga wax heshiis ah lama gelin Itoobiya, ra\u2019iisal wasaaraha Itoobiya ayaa inoo yimid, waan soo dhaweynay, shirkii markuu idlaaday war-murtiyeed baa ka soo baxay, kaas oo ah in dhaqankii hore wax laga bedelayo, dekeddo aan bixinay ma jiraan, dekedaha shacabka Soomaaliyeed baa iska leh.\u201d ayuu yiri Khayre.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/laahi Maxamed Farmaajo ayaa habeen ka hor wuxuu TV-ga dowladda kala hadlay shacabka Soomaaliyeed, isaga oo u faah faahiyay heshiiskii dowladaha Itoobiya iyo Soomaaliya, balse shacabka weli ma qancin, oo waxaa laabtooda ka guuxaya hadalkii Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya, ee ahaa in la mideynayo labada dal.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47337\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47337\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47338\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47339\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47340\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Khayre oo magaalada Oslo kula hadlayay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Norway ayaa faah faahin ka bixiyay heshiiskii dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ay wada galeen. Kheyre ayaa sheegay in ay jiraan sida dad ka soo horjeeda in ay dowladnimada oo wax walbana siyaasadeeya, waxaana uu intaa ku daray in aysan jirin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47464,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47463","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47463","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47463"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47463\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47466,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47463\/revisions\/47466"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47464"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47463"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47463"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47463"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}