{"id":47460,"date":"2018-06-21T07:06:16","date_gmt":"2018-06-21T04:06:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47460"},"modified":"2018-06-21T07:06:42","modified_gmt":"2018-06-21T04:06:42","slug":"wax-garad-kasoo-jeeda-waqooyiga-gaalkacyo-ee-gmudug-oo-wax-laga-xumaado-ku-tilmaamey-taliyaha-lagu-bedeley-marxuum-xoreeye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/wax-garad-kasoo-jeeda-waqooyiga-gaalkacyo-ee-gmudug-oo-wax-laga-xumaado-ku-tilmaamey-taliyaha-lagu-bedeley-marxuum-xoreeye\/","title":{"rendered":"Wax Garad kasoo Jeeda Waqooyiga Gaalkacyo ee G\/mudug oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamey Taliyaha Lagu Bedeley Marxuum XOREEYE."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/dhulqas-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-47461\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/dhulqas-1.jpg\" alt=\"\" width=\"845\" height=\"475\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/dhulqas-1.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/dhulqas-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 845px) 100vw, 845px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shir ay isugu Yimaadeen Wax Garad Isugu Jira Odayaal, Saraakiil, Haween, Dhalinyaro, iyo Culimaa&#8217;u Diin uuna Shir Gudoominayey Wakiilka Xisbiga Midnimada Jamhuuriga ee Maamul Goboleedka Puntland C\/fitaax Maxamed Cali ayaa Waxaa Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamey Sarkaal La Sheegey in Dhawaan uu Magacaabey Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya General GOROD,kaas oo Lasheegey in Loo magacaabey Booskii ama xilkii uu Gobolka Mudug u Hayey Allaha u Naxariistee Marxuum Xoreeye oo Dhawaan Geeryoodey.<\/p>\n<p>Xubnaha Shirka Ayaa Si weyn u Qirey In Jananku wax weyn ka Qabtey Nabadda G\/Mudug ayna isbedel la Taaban karo ay Gaalkacyo Ka sameeyeen Ciidamadii Federalka ee uu Allaha u Naxariistee Xoreeye Hugaaminayey,Waxaase Nasiib darro ah Bay Xubnaha shirku Yiraahdeen in Ninka hada Xilkaas Loo Magacaabey oo Magaciisa Lagu Sheegay Saacid aanu Awood iyo Ehel u aheyn Hawshaas Maadaama BayYiraahdeen uu Ninkaasi ahaa Taliye Ciidamo beeleed Degenaa Deegaanka GODOD oo Gaalkacyo 10.km Dhanka Bari kaga Aadan Midda kale Waa Hawl gab aan Hawshaas ka Bixi Karin Dadka Deegaankuna aaney ku Qanacsaneyn Dooneyna Sarkaal beeleed Dakaneysan oo Sumcad aan Deegaanka ku laheyn.<\/p>\n<p>Ugu Danbeyntii Ayaa Xubnaha Shirku Waxey Ka Codsadeen Taliyaha Xoogga Dalka Gen. Gorod In uu Arinkaa ka Laabto si aysan u burburin bay Yiraahdeen Hannaanka iyo Mustaqbalka wanaagsan ee Gaalkacyo\u00a0 nooga Iftiimaya uuna Hawshan Dadweynaha Degmada Gaalkacyo ee Labada Dhinacba La Tashado iyaga ayaa Yaqaan Cidda Nabadda Ehelka u ah iyo Ciddaan u aheyne,Maadaama aan Gaalkacyo Nabad waarta u Dooneyno ayey Hadalkooda kusoo Gabangabeeyeen.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47337\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47337\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47338\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47339\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47340\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir ay isugu Yimaadeen Wax Garad Isugu Jira Odayaal, Saraakiil, Haween, Dhalinyaro, iyo Culimaa&#8217;u Diin uuna Shir Gudoominayey Wakiilka Xisbiga Midnimada Jamhuuriga ee Maamul Goboleedka Puntland C\/fitaax Maxamed Cali ayaa Waxaa Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamey Sarkaal La Sheegey in Dhawaan uu Magacaabey Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya General GOROD,kaas oo Lasheegey in Loo magacaabey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47461,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47460","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47460","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47460"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47460\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47462,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47460\/revisions\/47462"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47461"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47460"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47460"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47460"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}