{"id":47441,"date":"2018-06-20T21:12:04","date_gmt":"2018-06-20T18:12:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47441"},"modified":"2018-06-20T21:15:16","modified_gmt":"2018-06-20T18:15:16","slug":"mamulka-jubaland-oo-shaaciyey-in-ay-la-wareegeen-gacan-ku-haynta-meelo-al-shabaab-maamulayeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/mamulka-jubaland-oo-shaaciyey-in-ay-la-wareegeen-gacan-ku-haynta-meelo-al-shabaab-maamulayeen\/","title":{"rendered":"Maamulka Jubaland oo Shaaciyey in ay la Wareegeen Gacan ku Haynta Meelo Al-shabaab Maamulayeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/m-sayid.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-47442\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/m-sayid.jpg\" alt=\"\" width=\"968\" height=\"644\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/m-sayid.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/m-sayid-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 968px) 100vw, 968px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maamul gobolleedka Jubbaland oo maalmihii ugu danbeeyayba howlgalo ka waday deegaannada ay maamulaan Al-shabaaab ayaa sheegay in ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Buulo Xaaji.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Kismaayo shalay waxaa ka dhacay shirka Golaha Amniga Jubbaland, kaasi oo daba socday shirkii Golaha Amniga Qaranka, waxaana diirada lagu saaray ammaanka deegaanada Jubbaland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo warbaahinta la hadlay shirka kadib soona hadal qaaday hawlgalada socda ayaa sheegay hawlgalkan in AMISOM ay qeyb ka noqon doonto maalmaha soo socda, wuxuuna tilmaamay in Jubbaland aysan u dulqaadan doonin ciidamo xeryo iska dega oo aan ka qeyb qaadan dagaalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliye ku-xigeenka ciidamada Daraawishta Jubbaland Salmaan Ahmed Bashiir oo ayaa sheegay in AMISOM aysan qeyb ka aheyn hawlgalka socda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay AMISOM weli in aysan soo buuxin kaalintii ay ku lahaayeen hawlgalada socda, wuxuuna tilmaamay in ay rajeynayaan dagaalka socda in ay qeyb ka noqdaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa laba maalmood ka hor Saraakiisha ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ee Jubbooyinka ku amray inay qaadaan hawllgalo ka dhan ah Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47337\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47337\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47338\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47339\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47340\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maamul gobolleedka Jubbaland oo maalmihii ugu danbeeyayba howlgalo ka waday deegaannada ay maamulaan Al-shabaaab ayaa sheegay in ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Buulo Xaaji. Magaalada Kismaayo shalay waxaa ka dhacay shirka Golaha Amniga Jubbaland, kaasi oo daba socday shirkii Golaha Amniga Qaranka, waxaana diirada lagu saaray ammaanka deegaanada Jubbaland. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47442,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47441","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47441","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47441"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47441\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47445,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47441\/revisions\/47445"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47442"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47441"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47441"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47441"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}