{"id":47432,"date":"2018-06-20T00:53:06","date_gmt":"2018-06-19T21:53:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47432"},"modified":"2018-06-20T00:53:31","modified_gmt":"2018-06-19T21:53:31","slug":"heshiiskii-ay-wada-gaareen-dawladaha-itoobiya-iyo-soomaaliya-oo-uu-ka-hadley-mweyne-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/heshiiskii-ay-wada-gaareen-dawladaha-itoobiya-iyo-soomaaliya-oo-uu-ka-hadley-mweyne-farmaajo\/","title":{"rendered":"Heshiiskii ay Wada Gaareen Dawladaha Itoobiya iyo Soomaaliya oo uu Ka Hadley M\/weyne Farmaajo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/farmaajo-heshiis.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-47433\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/farmaajo-heshiis.jpg\" alt=\"\" width=\"919\" height=\"612\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/farmaajo-heshiis.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/farmaajo-heshiis-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 919px) 100vw, 919px\" \/><\/a>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wareysi gaar ah siinayay TV Qaranka ayaa markii ugu horeysay faah faahin dheeraad ah ka bixiyay heshiiskii ay wada-gaareen Sabtidii aynu soo dhaafnay ra\u2019iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo Muqdisho booqasho ku yimid.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in asalka heshiiska labada dowladood ahaa mid saleynaa iskaashi, is-ixtiraan iyo ilaalinta Qarannimada, midnimada iyo madaxbanaannida labada dowladood, isaga oo bogaadiyay safarkii uu ra\u2019iisal wasaare Abiy ku yimid Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Soomaaliya sanadihii ugu danbeeyay wadamada dariska ah iyo guud ahaanba caalamka ay ka wada hadli jireen arrimaha Amniga, hasse ahaatee waxaa uu sheegay in Soomaaliya ay hadda soo gaartay heer lagala hadli karo dhaqaale, iskaashi ganacsi iyo maal-gashi taasoo qeyb ka aheyd sida uu sheegay socdaalkii ra\u2019iisal wasaaraha Itoobya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar uu soo hadal qaaday arrimaha dekeddaha leysku afgartay in la wada-maalgashado ayuu sheegay in arrintaa wax weyn ka tari doono kobcinta dhaqaalaha dalka, waxaana uu intaa ku darray in Afar dekeddood iyo ka badan ay jeclaan lahaayeen in maal-galin lagu sameeyo si loo faa\u2019ideysto ayuu yiri xeebta dheer Soomaaliya ku teedsan oo ay maraan kumannaan Maraakiib ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha waxaa uu meesha saaray in wararka sheegaya in dowladda Soomaaliyeed ku wareejisay dowladda Itoobiya Dekeddo Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaa jiray Soomaaliya marka aad eegto dhaqan soo jireen ah oo ah hormar walba lugaha la qabto, dadkana ku baahiyo warar aan waxba ka jirin , dekeddo Soomaaliyeed oo Itoobiya lagu wareejiyay ma jiraan Dekeddaha Soomaaliya ayeey ku yaalaan, maal-gashigana dhinac walba ayuu ka iman karaan, caalamka oo dhan ayaa ka qeybqaadan kara ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ka qeybqaadan karta, laakiin muhiimadu waxaa ay tahay Afar Dekedood oo kaliya ma\u2019aha xitaa haddii aan ka badan heli karno wey waagsan tahay, waayo waxaa ay taa qeyb ka qaadan kartaa kobaca dhaqaalaheena\u2019\u2019 ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa sheegay in maalgashiga uu u sahli karo dekeddaha Soomaaliya in ay noqdaan kuwo la tartami kara kuwa caalamka awoodna u yeelan karaan in ay ku soo xirtaan Maraakiibta waaweyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadalka madaxweynaha ayaa imanaya xili maalmihii ugu danbeeyay hadal heyn la xiriirta heshiiska labada dowladood iyo arinta ku saabsan dekeddaha lagu heshiiyay in la maalgalinayo siweyn dadku iskula dhaxmarayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47337\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47337\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47338\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47339\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47340\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wareysi gaar ah siinayay TV Qaranka ayaa markii ugu horeysay faah faahin dheeraad ah ka bixiyay heshiiskii ay wada-gaareen Sabtidii aynu soo dhaafnay ra\u2019iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo Muqdisho booqasho ku yimid. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in asalka heshiiska labada dowladood ahaa mid saleynaa iskaashi, is-ixtiraan iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47433,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47432","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47432","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47432"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47432\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47434,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47432\/revisions\/47434"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47433"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47432"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47432"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47432"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}