{"id":47406,"date":"2018-06-18T23:45:27","date_gmt":"2018-06-18T20:45:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47406"},"modified":"2018-06-18T23:45:27","modified_gmt":"2018-06-18T20:45:27","slug":"maamulka-somaliland-oo-sheegay-in-aaney-itoobiya-laba-heshiis-ku-geli-karin-dekedda-berbera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/maamulka-somaliland-oo-sheegay-in-aaney-itoobiya-laba-heshiis-ku-geli-karin-dekedda-berbera\/","title":{"rendered":"Maamulka Somaliland oo Sheegay in aaney Itoobiya Laba Heshiis ku Geli karin Dekedda Berbera."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/somaliland12.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft  wp-image-47407\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/somaliland12.jpg\" alt=\"\" width=\"980\" height=\"551\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/somaliland12.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/somaliland12-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 980px) 100vw, 980px\" \/><\/a>Somaliland oo markii ugu horeysay ka hadashay heshiiskii dhawaan Muqdisho ay ku gaareen Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra\u2019iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegtay in heshiiskaasi aanu quseyn iyaga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax (Guribarwaaqo) oo la hadlay Laanta VOA ayaa sheegay in heshiiskaas aanu wax saameyn ah ku yeelan doonin dhinacooda madaama ayuu yiri sida uu hadalka u dhigay Soomaaliya iyo Somaliland kala madax-bannaan yihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa meesha saaray in Dekedaha heshiiska ku jira ee la wadda maal-gashanayo aysan ka mid aheyd dekedda Berbera oo sida uu sheegay horeyba loogu heshiiyay saami-qeybsigeeda.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaa jira wax caqliga diidaya Itobiya waxaa ay horay heshiis ula gashay Somaliland iyo shirkadda DP World ee Imaaraadka laga leeyahay waxaana uu heshiiskaa ka dhacay dalka Isku tagga Imaaaraadka Carab, sidaa daraadeed ma\u2019aha wax dhici kara mar kale haddana heshiis cusub oo isla dekedda Berbera ah gasho, ayuu yiri\u2019 Wasiirka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in marka dadka ka imanaya Soomaaliya doonaayaan in ay soo galaan Somaaliland ay tahay in ay Visa u soo qaateen taasoo muujineysa ayuu yiri in aynu kala madax-bannaannahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadalka Wasiirka ayaa imanaya xili maalin ka hor magaalada Muqdisho uu socdaal ku tagay ra\u2019iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed waxaan shir jaraa\u2019id oo ay wada jir u qabeen isaga iyo madaxweyne Farmaajo lagu soo bandhigay heshiis dhiggaya iskaashi dhinacyo badan<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47337\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47337\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47338\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47339\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47340\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Somaliland oo markii ugu horeysay ka hadashay heshiiskii dhawaan Muqdisho ay ku gaareen Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra\u2019iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegtay in heshiiskaasi aanu quseyn iyaga. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax (Guribarwaaqo) oo la hadlay Laanta VOA ayaa sheegay in heshiiskaas aanu wax saameyn ah ku yeelan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47407,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47406","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47406","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47406"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47406\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47408,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47406\/revisions\/47408"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47407"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47406"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47406"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47406"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}