{"id":47399,"date":"2018-06-18T22:27:51","date_gmt":"2018-06-18T19:27:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47399"},"modified":"2018-06-18T22:37:53","modified_gmt":"2018-06-18T19:37:53","slug":"booqashadii-rwazaare-abiy-ahmed-ee-soomaaliya-oo-durbaba-shaki-galisey-dad-badan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/booqashadii-rwazaare-abiy-ahmed-ee-soomaaliya-oo-durbaba-shaki-galisey-dad-badan\/","title":{"rendered":"Booqashadii R\/wazaare Abiy Ahmed ee Soomaaliya oo Durbaba Shaki Galisey Dad Badan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/abiy1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-47400\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/abiy1.jpg\" alt=\"\" width=\"889\" height=\"501\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/abiy1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/abiy1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 889px) 100vw, 889px\" \/><\/a>Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed oo la hadlayay TV Qaranka dalka Itoobiya kaddib booqasho uu maalin ka hor ku yimid magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay socdaalkiisii Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Abiy Ahmed ayaa sheegay in laga soo gudbbay sida uu hadalka u dhigay taariikhdii hore ee ku saleysneyd colaada labada wadan, hadana loo gudbay is faham iyo wax wada qabsi labada dalna ay noqanayaan hal wadan oo mid ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWadahadalada-na dhexmaray waxaan ku heshiinay arrimo rajo badan na geliyay sida in aan si KMG ah isaga kaashano dhaqaalaha, mustaqbalka-na aan shacabkeena mideyno oo aan noqono hal wadan oo mideysan, waa in wadamada geeska afrika hadii ay suuragal tahay noqdaan hal dal oo dhameystiran sida Dubai, Mareykanka ama Yurub\u201d ayuu yiri ra\u2019iisal wasaare Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Abiy ayaa hadalkiisa sii raaciyay\u201cMidaa waxaan ka heli karnaa faa\u2019idooyin balaaran, caalamka-na aan uga yeelan karno awood gorgortan, hadaba taasi micnaheedu muxuu yahay, Soomaaliya waa dal juqraafi ahaan ku yaalla dal muhiim ah laakiin biyaha bada ee Soomaaliya ku wareegsan waxaa ay noqdeen kuwa maalintiiba aanan lagu arkin hal markab, ma ahan biyo la cabi karo ama wax lagu beeran karo, marka inaan dhahno dekad la aan ayaan nahay dhibaato ayay nagu tahay mustaqbalka fog marka la eegana arrintaasi dhibaato fog ayay nagu yeelan kartaa.\u201d Ayuu markale yiri ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadalka ra\u2019iisal wasaaraha ayaa u muuqday mid durbaba shaki galiyay socdaalkii uu ku yimid Soomaaliya, dhinaca kalana hadal heyn iyo dood ka dhax abuuray baraha bulshada, laakiin haddana dhinaca kale dowladda Soomaaliya wali kama aysan hadal ama ma aysan faah faahin heshiiska labada dalka dhaxmaray iyo waxa uu ku saleysan yahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47337\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47337\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47338\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47339\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47340\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed oo la hadlayay TV Qaranka dalka Itoobiya kaddib booqasho uu maalin ka hor ku yimid magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay socdaalkiisii Soomaaliya. Abiy Ahmed ayaa sheegay in laga soo gudbbay sida uu hadalka u dhigay taariikhdii hore ee ku saleysneyd colaada labada wadan, hadana loo gudbay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47400,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47399","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47399","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47399"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47399\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47401,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47399\/revisions\/47401"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47400"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47399"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47399"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47399"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}