{"id":4730,"date":"2011-12-05T15:04:39","date_gmt":"2011-12-05T15:04:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4730"},"modified":"2011-12-05T15:04:39","modified_gmt":"2011-12-05T15:04:39","slug":"qarax-ay-ku-geeryoodeen-ciidamada-kenya-oo-ka-dhacay-xerada-ifo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/12\/qarax-ay-ku-geeryoodeen-ciidamada-kenya-oo-ka-dhacay-xerada-ifo\/","title":{"rendered":"Qarax ay ku geeryoodeen ciidamada Kenya oo ka dhacay xerada IFO"},"content":{"rendered":"<p>\u00a0<\/p>\n<p><strong><em>Wakaalada wararka soomaaliyeed warsom.com<\/em><\/strong><\/p>\n<p>Qarax ayaa waxaa lala beegsaday Ciidamadda Dowladda Kenya ee Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya, waxaana qaraxaasi ka dhashay khasaarooyin dhimasho iyo dhaawacba leh oo soo gaaray Ciidamadda Kenya.<\/p>\n<p>Ciidamadda Dowladda Kenya ee Ilaalada Xerada Qaxootiga ee Ifo ee dalka Kenya, ayaa waxaa lala eegtay qarax khasaarooyin kala duwan ay ka dhasheen, isla-markaana qaraxaan ayaa waxaa lala eegtay xilli ay ka soo degayeen gaari ay saarnaayeen.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidamadda Ammaanka\/Booliska ee Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya Leo Nyongesa, oo goor dhaw Saxaafadda u qabtay Shir Jaraa\u2019id, ayaa wuxa uu qiray in qaraxaani uu dhacay.<\/p>\n<p>\u201cQarax bambaano ayaa waxaa lala eegtay Ciidamadda Dowladda Kenya ee Ilaalada Xeryaha Qaxootiga, waxaana qaraxaasi lala eegtay iyagoo ka soo dagaaya gaarigii ay saarnaayeen\u201d ayuu yiri Taliye Leo Nyongesa<\/p>\n<p>\u201cWaxaa qaraxaan inooga dhintay hal askari, seddex kalana way inaga dhaawacmeyn, kuwii dhaawacmayna hadda waxaa laga daaweynaayaa dhaawacyadii soo gaaray\u201d ayuu sii raaciyay Leo Nyongesa.<\/p>\n<p>Sidoo kale qaraxaan ayaa wuxuu dusha u saariyay Xarakada mujaahidiinta \u00a0Al Shabaab, oo iyadu horey ugu hanjabtay in qaraxyo waaweyn ay kaga aar-gudan doonto Dowladda Kenya, maadaama ay ciidamadeeda soo gellisay gudaha dalka Somaliya, si\u2019ay ula dagaalamaan \u00a0xarakada Al Shabaab.<\/p>\n<p>Majirto wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Xarakada mujaahidiinta \u00a0Al Shabaab, oo ku aadan qaraxa khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ka soo gaaray Ciidamadda Dowladda Kenya, oo ay kula jiraan dagaalo xoogan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Wakaalada wararka soomaaliyeed warsom.com Qarax ayaa waxaa lala beegsaday Ciidamadda Dowladda Kenya ee Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya, waxaana qaraxaasi ka dhashay khasaarooyin dhimasho iyo dhaawacba leh oo soo gaaray Ciidamadda Kenya. Ciidamadda Dowladda Kenya ee Ilaalada Xerada Qaxootiga ee Ifo ee dalka Kenya, ayaa waxaa lala eegtay qarax khasaarooyin kala duwan ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4730","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4730","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4730"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4730\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4734,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4730\/revisions\/4734"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4730"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4730"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4730"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}