{"id":47277,"date":"2018-06-14T00:51:51","date_gmt":"2018-06-13T21:51:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47277"},"modified":"2018-06-14T00:52:37","modified_gmt":"2018-06-13T21:52:37","slug":"madaxda-ugu-sareysa-maamulka-galmudug-oo-dhagax-dhigey-mashaariic-dhismayaal-laga-hirgelinayo-dhmareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/madaxda-ugu-sareysa-maamulka-galmudug-oo-dhagax-dhigey-mashaariic-dhismayaal-laga-hirgelinayo-dhmareeb\/","title":{"rendered":"Madaxda ugu Sareysa Maamulka Galmudug oo Dhagax Dhigey Mashaariic Dhismayaal Laga Hirgelinayo Dh\/mareeb."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"https:\/\/hiiraan.com\/images\/gallery\/2018\/jun\/2018613636644882539895185u1.htm\" width=\"809\" height=\"539\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowlad-gobolleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo u waheliyo madaxa golaha wasiirrada dowlad-gobolleedka , Sheekh Axmed Shaakir ayaa maanta si wadajir ah uga dhagax-dhigay magaalada xarunta ah ee Dhuusamareeb, saddex mashruuc oo muhiim u ah dowlad-gobolleedka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201c Dhuusamareeb waxaan la dooneyna inay yeellato muuqaal kale iyo in laga arki karo caasimadda dowlad-gobolleedka inay tahay.\u201d ayuu yiri Madaxweyne Xaaf oo marka dhagax-dhigey dhismaha xarunta wasaaradda Warfaafinta Galmudug , sidoo kale waxaa mas\u2019uuliyiinta ay dhagax-dhigeen xarunta telefishinka Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa intaan dheer oo islamaanta la dhagaxdhigey xarumaha nabadsugidda Galmudug iyo ciidammada sidda milateriga loo tababarro ee Daraawiishta , waxaa kalo la filaya xarunta in la dejiyo hay\u2019adaha kale ee amniga dowlad-gobolleedka, sida u xaqiijiyay Madaxweynaha Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gabagabadii, madaxa golaha wasiirrada Galmudug , Sheekh Axmed Shaakir ayaa u ballanqaaday shacabka Galmudug in dhammaan deegaannada dowlad-gobolleedka la gaarsiin doonno mashaaricda horumarineed,wuxuuna xaqiijiyay xarumaha la dhagaxdhigey si dhaqso ah in dhismahooda loo billaabayo.<\/p>\n<p align=\"justify\"><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/hiiraan.com\/images\/gallery\/2018\/jun\/2018613636644883035492270u3.htm\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\"><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/hiiraan.com\/images\/gallery\/2018\/jun\/2018613636644883415396326u4.htm\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\"><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/hiiraan.com\/images\/gallery\/2018\/jun\/2018613636644883926352157u5.htm\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\"><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/hiiraan.com\/images\/gallery\/2018\/jun\/2018613636644884636015079u6.htm\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\"><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/hiiraan.com\/images\/gallery\/2018\/jun\/2018613636644882539895185u1.htm\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad-gobolleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo u waheliyo madaxa golaha wasiirrada dowlad-gobolleedka , Sheekh Axmed Shaakir ayaa maanta si wadajir ah uga dhagax-dhigay magaalada xarunta ah ee Dhuusamareeb, saddex mashruuc oo muhiim u ah dowlad-gobolleedka. \u201c Dhuusamareeb waxaan la dooneyna inay yeellato muuqaal kale iyo in laga arki karo caasimadda dowlad-gobolleedka inay tahay.\u201d [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47281,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47277","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47277","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47277"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47277\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47282,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47277\/revisions\/47282"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47281"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47277"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47277"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47277"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}