{"id":47201,"date":"2018-06-11T21:50:58","date_gmt":"2018-06-11T18:50:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47201"},"modified":"2018-06-11T21:55:12","modified_gmt":"2018-06-11T18:55:12","slug":"mweynaha-maamul-goboleedka-jubaland-oo-bogaadiyey-ciidamada-la-dagaalamey-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/mweynaha-maamul-goboleedka-jubaland-oo-bogaadiyey-ciidamada-la-dagaalamey-al-shabaab\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Maamul Goboleedka Jubaland oo Bogaadiyey Ciidamada La Dagaalamey Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/axmed-madobe-bogadin.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-47202\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/axmed-madobe-bogadin.jpg\" alt=\"\" width=\"1042\" height=\"726\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/axmed-madobe-bogadin.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/axmed-madobe-bogadin-300x210.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1042px) 100vw, 1042px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam oo tagay deegaanada Gosha oo ay howlgalka ka wadaan ciidamada Jubbaland iyo kuwa xoogga dalka ayaa ku bogaadiyay ciidamada howlgalladooda ka dhnka ah Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Axmed Madoobe oo booqday deegaannadii ay ka dhaceen dagaalladii ugu danbeeyay ee dhaxmaray ciidamada Jubbaland iyo Al-shabaab Al-shabaab ayaa ku amaanay ciidamada howlgalka ay ku jiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Deegannada uu madaxweynaha Jubbaland booqday kadib waxaa uu kulan la qaatay Saraakiisha howlgalka hogaaminaysa isagoo amaanay sida ay howsha u wadaan islamarkana loo baahan yahay in ay laba laabaan dadaalka ay Al-shabaab kaga xoraynayaan deeganada gobolka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Axmed Madoobe ayaa sheegay in wax walba oo taakulo ah loo dhamaystiray ciidamada islamarkana hada ay si hagar la\u2019aan ah u gudanayaan howshii loo igmaday, waxaana uu ugu baaqay dadka ku nool deegaanada laga xoraynayo Al-Shabaab in ay ciidamada soo dhaweeyaan oo ay garab istaagan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Jicmihii aynu soo dhaafnay ayeey aheyd markii xooggaga Al-shabaab ku dileen deegaanka Baar-Sanguuni ee gobolka Jubbada hoose Askari Mareykanka ah oo ka bar bar dagaalamayay ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2o11@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47099\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47103\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47002\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47003\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47004\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam oo tagay deegaanada Gosha oo ay howlgalka ka wadaan ciidamada Jubbaland iyo kuwa xoogga dalka ayaa ku bogaadiyay ciidamada howlgalladooda ka dhnka ah Al-shabaab. Madaxweyne Axmed Madoobe oo booqday deegaannadii ay ka dhaceen dagaalladii ugu danbeeyay ee dhaxmaray ciidamada Jubbaland iyo Al-shabaab Al-shabaab ayaa ku amaanay ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47202,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47201","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47201","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47201"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47201\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47204,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47201\/revisions\/47204"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47202"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47201"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47201"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47201"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}