{"id":47172,"date":"2018-06-10T01:14:39","date_gmt":"2018-06-09T22:14:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47172"},"modified":"2018-06-10T01:17:02","modified_gmt":"2018-06-09T22:17:02","slug":"dalka-turkiga-oo-tababar-loogu-soo-xirey-saraakiil-soomaali-ah-in-muddo-ahna-wax-ka-baranayey-kuliyada-ciidamada-dalkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/dalka-turkiga-oo-tababar-loogu-soo-xirey-saraakiil-soomaali-ah-in-muddo-ahna-wax-ka-baranayey-kuliyada-ciidamada-dalkaasi\/","title":{"rendered":"Dalka Turkiga oo Tababar Loogu soo Xirey Saraakiil Soomaali ah in Muddo ahna wax ka Baranayey Kuliyada Ciidamada Dalkaasi."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/saraakiil-soomaali-ah-tababar-turki.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-47173\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/saraakiil-soomaali-ah-tababar-turki.jpg\" alt=\"\" width=\"1028\" height=\"578\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/saraakiil-soomaali-ah-tababar-turki.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/saraakiil-soomaali-ah-tababar-turki-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1028px) 100vw, 1028px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiil Dhalinyaro Soomaali ah ayaa tababar loogu soo gabagabeeyay dalka Turkiga, halkaasoo muddo ku baranayeen casharo la xiriira heerarka iyo sharciyada kala duwan ee ciidamada leeyihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhalinyarada Soomaalida oo gaaray 63 sarkaal ayaa loo tababaray qeybaha kala duwan ee ciidamada, waxaana ay tababar la qaadanayeen Saraakiil ka socotay NATO, saraakiil ka socday Afrika iyo Aasiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">G\/lle Maxamed Tahliil ayaa ka warbixiyay tababarka ay ku soo qaateen Turkiga, isagoo xusay in la barayay kulyadda ciidanimada, isagoo xusay in illaa 36 dowladood saraakiil ka socota ay tababaro la qaadanayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha dhalinyarada ayaa markii loo soo gaba gabeeyay Tababarka waxaa la siiyay bilado iyo abaal marino ay ku muteysteen dhabar adeeggii ay muujiyeen mudadii uu tababarka u socday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Turkiga ayaa ah dalalka sida weyn u taageera Soomaaliya, waxaana xilligan uu ka qeyb qaadanayaa dib u dhiska iyo qalabeynta ciidamada xoogga dalka, iyadoo Xero Milateri uu ku leeyahay Muqdisho ku tababarayo ciidamo Soomaali ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47160\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47160\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47002\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47003\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47004\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiil Dhalinyaro Soomaali ah ayaa tababar loogu soo gabagabeeyay dalka Turkiga, halkaasoo muddo ku baranayeen casharo la xiriira heerarka iyo sharciyada kala duwan ee ciidamada leeyihiin. Dhalinyarada Soomaalida oo gaaray 63 sarkaal ayaa loo tababaray qeybaha kala duwan ee ciidamada, waxaana ay tababar la qaadanayeen Saraakiil ka socotay NATO, saraakiil ka socday Afrika iyo Aasiya. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47173,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47172","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47172","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47172"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47172\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47175,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47172\/revisions\/47175"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47173"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47172"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47172"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47172"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}