{"id":47119,"date":"2018-06-08T23:00:12","date_gmt":"2018-06-08T20:00:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47119"},"modified":"2018-06-09T05:50:05","modified_gmt":"2018-06-09T02:50:05","slug":"saldhig-ciidamada-dawladda-iyo-itoobiya-ku-lahaayeen-degmada-waajid-oo-xaley-al-shabaab-weerareen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/saldhig-ciidamada-dawladda-iyo-itoobiya-ku-lahaayeen-degmada-waajid-oo-xaley-al-shabaab-weerareen\/","title":{"rendered":"Saldhig Ciidamada Dawladda iyo Itoobiya ku lahaayeen Degmada Waajid oo Xaley Al-shabaab Weerareen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/waajid.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft  wp-image-47120\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/waajid.jpg\" alt=\"\" width=\"945\" height=\"531\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/waajid.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/waajid-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 945px) 100vw, 945px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xalay xooggag ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen saldhigyo ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ku leeyihiin degmada Waajid.<\/p>\n<p align=\"justify\">Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in ay labo jiho ka weeraray degmada Waajid, iyadoo ay beegsadeen xeryaha labada ciidan, waxaana halkaasi ku dhexmaray dagaalka hubka waa weyn la\u2019isku adeegsaday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaalku uu ku bilowday qaraxyo iyo gantaalaha garbaha laga tuuro ee baasuukaha\/sabanka, ka dibna ay labada dhinac isu adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda oo lagu magacaabo Jaamac Faarax Muuse ayaa sheegay in ay iska difaaceen xoogaggii soo weerarayy, wuxuuna beeniyay wararka sheegaya in Shabaab ay gudaha u soo galeen xaafad ka tirsan xaafadaha degmada Waajid.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sarkaalkan ayaa carabka ku adkeeyay in ay ka hortaggeen in Shabaabku gudaha u soo galaan xaafadaha degmada, isla-markaana ay dib ugu celiyeen halkii ay ka yimaadeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sarkaalka ayaa sheegay in xoogagga weerarka soo qaaday ahaayeen kuwo xooggan, kuna soo talagalay in wax-yeelo ka gaystaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47103\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47103\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47002\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47003\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47004\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xalay xooggag ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen saldhigyo ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ku leeyihiin degmada Waajid. Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in ay labo jiho ka weeraray degmada Waajid, iyadoo ay beegsadeen xeryaha labada ciidan, waxaana halkaasi ku dhexmaray dagaalka hubka waa weyn la\u2019isku adeegsaday. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47120,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47119","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47119","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47119"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47119\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47151,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47119\/revisions\/47151"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47120"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47119"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47119"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47119"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}