{"id":47116,"date":"2018-06-08T00:54:58","date_gmt":"2018-06-07T21:54:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47116"},"modified":"2018-06-08T00:55:25","modified_gmt":"2018-06-07T21:55:25","slug":"shirkii-dhawaan-kusoo-idlaadey-baydhabo-ee-madaxda-soomaaliya-oo-uu-ka-hadley-gudoomiyaha-xisbiga-ucid-feysal-cali-waraabe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/shirkii-dhawaan-kusoo-idlaadey-baydhabo-ee-madaxda-soomaaliya-oo-uu-ka-hadley-gudoomiyaha-xisbiga-ucid-feysal-cali-waraabe\/","title":{"rendered":"Shirkii Dhawaan kusoo Idlaadey Baydhabo ee Madaxda Soomaaliya oo uu Ka Hadley Gudoomiyaha Xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/feysal-c-waraabe.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47117\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/feysal-c-waraabe.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/feysal-c-waraabe.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/feysal-c-waraabe-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Gudoomiyaha mucaaradka ah ee UCID Eng:Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay shirkii maamul goboleedyada Soomaaliya iyo dawladda dhexe uga soo dhamaaday magaaladda Baydhabo ee lagaga hadlayey xaga amniga.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cShirkaasi ay iskugu yimaadeen maamul goboleedyada iyo Muqdisho ee ka socday Baydhaba qodobada ka soo baxay waxa ku jiray in hub la siiyo Puntland oo ay kula dagaalamaan wax ay u yaqaanaan argagixisada, hubkaasi waxa loo siinaya in Somaliland lagula dagaalamo, wax argagixiso ah oo meesha joogaa ma jirto ee kolba intay dad masaakiin ah soo qabtaan bay yidhaahdaan waa argagixiso, horena waa kuwii ciidamda Maraykanka ku soo hagay ciidamada Galmudug ee meesha lagu laayey\u201dayuu yidhi Faysal Cali Waraabe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, waxaa uu sheegay in madaxweynaha Puntland Cabdli Gaas uu dagaalkii ka dhigay mid qabiileed, taas oo meelo kala duwan loogu yimid baaqiisa, taas oo uu xusay in dajinteedu adag tahay hadii ay gaadho dagaalo qabiileed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxa kale oo uu ka hadlay lacagta Halka milyan ee Soomaaliya sheegtay in Somaliland la siiyo si loogu gurmado si dadkii ku waxyeeloobay duufaantii wax loogu qabto, waxaanu yidhi \u201cLacagtaasi maaha lacag uu na siiyey Farmaajo ee waa lacagta magaca Soomaaliyeed lagu soo qaato, abaaraha lacag baa lagu soo bixiyaa oo iyaga lagu soo hagaajiyaa, duufaanta lacag baa lagu bixiyaa, marka waxay ahayd lacagtaasi lacagtii magaca Soomaaliya lagus oo qaato.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, Gudoomiyuhu wuxuu sheegay in bacda Ramadaanta haldoorka bulshadda loo saari doonno dagaaladii labadda beelood u dhexeeyey ee ka socday Ceel Afweyn, kuwaas oo madaxdii hore usoo martay Somaliland iyo culimadda ka qaybgali doonaan si loo soo afjaro.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale, xukuumadda Somaliland ayaa soo dhoweysay lacagtaasi halka Milyan ee doolar ah ee Soomaaliya ugu deeqday dadkii duufaantu waxyeeladda gaadhsiisay, waxaanu sheegay wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Sacad Cali Shire in arrimaha dhibaatooyinka sida Abaaraha oo kale la iska caawiyo, waxaanu xusay in abaartii ka dhacday Soomaaliya ay Somaliland ugu deeqday lacag dadkii masiibooyinku ku dhufteen ee Soomaaliya joogay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47001\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47001\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47002\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47003\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47004\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha mucaaradka ah ee UCID Eng:Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay shirkii maamul goboleedyada Soomaaliya iyo dawladda dhexe uga soo dhamaaday magaaladda Baydhabo ee lagaga hadlayey xaga amniga. \u201cShirkaasi ay iskugu yimaadeen maamul goboleedyada iyo Muqdisho ee ka socday Baydhaba qodobada ka soo baxay waxa ku jiray in hub la siiyo Puntland oo ay kula [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47117,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47116","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47116","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47116"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47116\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47118,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47116\/revisions\/47118"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47117"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47116"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47116"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47116"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}