{"id":47107,"date":"2018-06-08T00:00:24","date_gmt":"2018-06-07T21:00:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47107"},"modified":"2018-06-08T00:02:14","modified_gmt":"2018-06-07T21:02:14","slug":"ururka-al-shabaab-oo-weerarey-deegaanka-daynuunaay-ee-duleedka-degmada-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/ururka-al-shabaab-oo-weerarey-deegaanka-daynuunaay-ee-duleedka-degmada-baydhabo\/","title":{"rendered":"Ururka Al-shabaab oo Weerarey Deegaanka Daynuunaay ee Duleedka Degmada Baydhabo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/alshabaab-daynuunaay.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-47108\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/alshabaab-daynuunaay.jpg\" alt=\"\" width=\"851\" height=\"530\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/alshabaab-daynuunaay.jpg 618w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/alshabaab-daynuunaay-300x187.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 851px) 100vw, 851px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa subaxnimadii hore ee saakay weerar culus ku qaaday deegaanka Deynuunaay, oo qiyaastii 26-KM u jira Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xoogagga Al-shabaab ayaa dhanka Koonfureed ka soo weeraray deegaanka Deynuunay, iyaga iska cabin kala kulmay ciidamada dowladda Soomaaliya, oo fariisimo ku leh labada cirif ee Deynuunay laga galo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Afhayeen u hadlay maamulka Koonfur Galbeed oo lagu magacaabo Nuuradiin Abuukar Gacma ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay raggan ka war hayeen, ayna uga baxeen degaanka, balse markii ay gudaha u galeen lagu bilaabay dagaal.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cKoox ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar ku soo qaaday degaanka Deynuunay, waana laga war hayay, marka ay gudaha u galeen degaanka ayaa weerar lagu qaaday, dagaal ayaa socda, khasaaraha ilaa hadda lama oga, mana jiraan wax sahnad ciidan ah oo ay la wareegeen\u201d ayuu yiri Afhayeenka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa hadda si dhab ah looma oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkan, maadaama labada dhinac ay isku adeegsanayaan hubka nuucyadii kala duwan, balse saraakiisha Koonfur Galbeed waxaa ay tilmaameen inay dib ka faah faahin doonaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Al-shabaab ayaa war ay ka soo saareen weerarka waxaa ay ku sheegeen in ay dagaal kula wareegeen degaanka Deynuunay, waxayna tilmaameen in ay gacanta ku dhigeen Sahnado millitari oo ay lahaayeen ciidamada dowladda ee halkaasi ku sugnaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47103\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47103\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47002\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47003\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47004\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa subaxnimadii hore ee saakay weerar culus ku qaaday deegaanka Deynuunaay, oo qiyaastii 26-KM u jira Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Xoogagga Al-shabaab ayaa dhanka Koonfureed ka soo weeraray deegaanka Deynuunay, iyaga iska cabin kala kulmay ciidamada dowladda Soomaaliya, oo fariisimo ku leh labada cirif ee Deynuunay laga galo. Afhayeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47108,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47107","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47107","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47107"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47107\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47110,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47107\/revisions\/47110"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47108"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47107"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47107"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47107"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}