{"id":47087,"date":"2018-06-07T00:50:08","date_gmt":"2018-06-06T21:50:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47087"},"modified":"2018-06-07T00:52:36","modified_gmt":"2018-06-06T21:52:36","slug":"ardey-soomali-haysta-dhaladhada-dalka-mareykanka-oo-ku-guuleystey-tartan-quraan-akhris-ee-ka-dhacey-dubai","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/ardey-soomali-haysta-dhaladhada-dalka-mareykanka-oo-ku-guuleystey-tartan-quraan-akhris-ee-ka-dhacey-dubai\/","title":{"rendered":"Ardey Soomali Haysta Dhaladhada Dalka Mareykanka oo ku Guuleystey Tartan Qur&#8217;aan Akhris ee ka dhacey DUBAI."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/tartan-quraan.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47088\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/tartan-quraan.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/tartan-quraan.jpeg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/tartan-quraan-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Arday Soomaali Mareykan ah oo ku Guuleystay Heer Caalami Kaalinta Koowaad ee Tartanka Quraanka ee Dalka Imaaraadka Carabta kaas oo loogu yeero tartankii 22aad ee Dubai<\/span><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Axmed Burhan waa arday asal ahaan Soomaali ah oo matalaayey dalka Mareykanka\u00a0\u00a0,waana markii ugu horreysay tartanka quraanka kariimka ah ee sanad walba bisha Ramadaan lagu qabto sanad walba bisha ee dalka imaaraatka carabta oo uu ku guuleystay Ahmed Burhan oo ka socday magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. culumadda masaajidka Abubakar , Macalimmiinta iyo Waalidiinta ayaa bogaadiyey guusha Axmed.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Ahmed oo 16 jir ah ayaa ku xifdiyay quraanka masaasidka Abubakar as-Siddique magaalada Minneapolis. Ahmed Burhan ayaana ka mid ahaa ardayda quranka ku xifdisay fasalka macallin Abdinasir Mohamud Faarax-Geelle. Ardaygan guuleystay ayaa in badan ka qayb galay tartamo quraan oo kale oo kala duwan. Axmed waa tartankiisii ugu horreeyay ee Dubai uga qaybgalay, Ahmed caalamka waxa uu tusay wacdaro iyo in dalka Mareynka uu ku guulaysan karo tartanka Quranka ee caalimi ah.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Munaasabad ballaadhan oo lagu qabtay magaalada Dubai ayaa abaal-marinno kala duwan lagu guddoonsiiyay tiro arday xufaad ah oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay tartanka Quraanka Kariimka ah. Tartankaas oo la sheegay in uu aad u adkaa ayaa kaalinta koowaad ee heer calami waxaa la guddoonsiiyay Ahmed Burah isaga oo ku labbisan dhar suud ah iyo taay kana guuleystay ardaydii kale ee ku labisnaa dharka carabta ee khamiisyada ah.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Guusha Ahmed ayaa laga dareemayaa dalka Mareykanka guud ahaan, gaar ahaan Soomaalida Minnesota, Axmed ayaa lagu soo dhaweyn doonaa gagida duyuuradaha ee Minneapolis-St. Paul waxaana loo qaban doonaa xaflad lagu qaybsanayo farxad iyo guusha uu u soo hooyay dalkan Mareykanka.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Axmed Burhaan ayaa bilaabay xifdinta quraanka kariimka sanadkii 2007, isaga oo da\u2019diisu ay aad u yartahay, guushiisa ayaana u noqonaysa ardayda kale tusaale ay ku dayan karaan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47001\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47001\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47002\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47004\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arday Soomaali Mareykan ah oo ku Guuleystay Heer Caalami Kaalinta Koowaad ee Tartanka Quraanka ee Dalka Imaaraadka Carabta kaas oo loogu yeero tartankii 22aad ee Dubai Axmed Burhan waa arday asal ahaan Soomaali ah oo matalaayey dalka Mareykanka\u00a0\u00a0,waana markii ugu horreysay tartanka quraanka kariimka ah ee sanad walba bisha Ramadaan lagu qabto sanad walba bisha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47088,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47087","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47087","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47087"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47087\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47089,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47087\/revisions\/47089"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47088"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}