{"id":47047,"date":"2018-06-04T23:51:40","date_gmt":"2018-06-04T20:51:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47047"},"modified":"2018-06-04T23:58:23","modified_gmt":"2018-06-04T20:58:23","slug":"shirka-madaxda-soomaaliya-ee-baydhabo-oo-maanta-furmaya-iyo-is-faham-laga-rajeynayo-madaxda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/shirka-madaxda-soomaaliya-ee-baydhabo-oo-maanta-furmaya-iyo-is-faham-laga-rajeynayo-madaxda\/","title":{"rendered":"Shirka Madaxda Soomaaliya ee Baydhabo oo Maanta Furmaya iyo Is Faham Laga Rajeynayo Madaxda."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/shirka-baydhabo1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47048\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/shirka-baydhabo1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/shirka-baydhabo1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/shirka-baydhabo1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Magaalada Baydhabo waxaa maanta ka furmaya shirka Amniga, iyadoo maalintii shalay ay halkaa gaareen mas\u2019uuliyiinta ugu sareysa dalka iyo madaxda dowlad gobolleedyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxda Qaranka, madaxda maamul goboleedyada, iyo wafuuda kale ee wehliya ayaa xalay kulamo gaar gaar ah ku yeeshay magaalada Baydhabo, waxaana kulanka hore uu ahaa afur soo dhoweyn loo sameeyay madaxda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka ayaa sheegaya in kulamada hour-dhaca iyo midka afurka soo dhoweynta uu ahaa mid la isku weydaarsanayay xaalada dalka iyo fikrado kala duwan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddiyada Farsamo ee shirka ayaa diyaarinaya qodobada iyo ajandayaasha shirka horyaala oo ay madaxda uga hadlayaan, waxaana qodobada laga hadlayo ka mid ah ammaanka, siyaasadda, hanaanka doorashada 2020, wadaaga kheyraadka iyo xoojinta federaaleynta iyo arrimo kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirkii madaxda dowlad goboleedyada bishii hore ku yeesheen magaalada Baydhabo, waxayna ku caddeeyeen in aan waxba laga dhaqan gelin qodobadii ka soo baxay shirkii February ee ka dhacay Muqdisho, iyagoo dowladda Federaalka eedeyn u jeediyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka maanta furmaya ayaa ku soo aadaya, iyadoo ay jirto xurguf siyaasadeed oo u dhaxeysa dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada, waxaana shirka maanta bilaabanaya uu ka duwan yahay shirarkii hore u soo yeesheen Madaxda Qaranka iyo kuwa dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47001\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47001\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47002\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47003\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47004\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Baydhabo waxaa maanta ka furmaya shirka Amniga, iyadoo maalintii shalay ay halkaa gaareen mas\u2019uuliyiinta ugu sareysa dalka iyo madaxda dowlad gobolleedyada. Madaxda Qaranka, madaxda maamul goboleedyada, iyo wafuuda kale ee wehliya ayaa xalay kulamo gaar gaar ah ku yeeshay magaalada Baydhabo, waxaana kulanka hore uu ahaa afur soo dhoweyn loo sameeyay madaxda. Wararka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47048,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47047","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47047","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47047"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47047\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47049,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47047\/revisions\/47049"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47048"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47047"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47047"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47047"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}