{"id":47041,"date":"2018-06-04T22:34:15","date_gmt":"2018-06-04T19:34:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47041"},"modified":"2018-06-04T22:38:32","modified_gmt":"2018-06-04T19:38:32","slug":"dagaal-culusoo-ka-dhacey-deegaanka-muqakori-oo-saraakiisha-dawlada-federalku-ka-warbixiyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/dagaal-culusoo-ka-dhacey-deegaanka-muqakori-oo-saraakiisha-dawlada-federalku-ka-warbixiyeen\/","title":{"rendered":"Dagaal Culusoo ka Dhacey Deegaanka Muqakori oo Saraakiisha Dawlada Federalku ka Warbixiyeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/muqakori-dag.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47042\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/muqakori-dag.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"495\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/muqakori-dag.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/muqakori-dag-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Maalmihii ka hor ayeey markii dagaal culus deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan uu ku dhaxmaray ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo xoogagga Al-shabaab oo weerar toos ah iyo qaraxyo ku qaaday saldhigyada ciidamada dowladda ay ku lahaayeen deegaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha qeybta 27-aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed General Maxamuud Macalin Koronto oo la hadlay warbaahinta ku hadashay afka ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in guulo ay ka gaareen dagaalkii ka dhacay degaanka Moqokori.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ayaa intaa sheegay in ciidamada xoogga dalka ay ku dileen dagaalka Lix saraakiil iyo 20 dagaalame oo ka tirsanaa ururka Al-shabaab, waxaana uu soo bandhigay magacyada saraakiisha ay sheegeen in ay dileen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magacyada saraakiisha Al-shabaab ee lagu dilay dagaalka ayuu ku sheegay Xuseen Maadey oo ku magac dheer (Mama) oo ahaa sarkaalkii hogaaminayay dagaalka, Ahmed Cali Fiidow, Muxudiin Maxamed Keysane iyo Xaaji Daa\u2019ud Balli.<\/p>\n<p align=\"justify\">Al-shabaab ayaa dhinacooda soo bandhigay meydadka askar ay sheegeen in ay ku dileen dagaalkii Moqokori, waxayna tilmaameen in halkaasi ay ku dileen 72 askari.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47001\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47001\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47002\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47003\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-47004\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maalmihii ka hor ayeey markii dagaal culus deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan uu ku dhaxmaray ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo xoogagga Al-shabaab oo weerar toos ah iyo qaraxyo ku qaaday saldhigyada ciidamada dowladda ay ku lahaayeen deegaanka. Taliyaha qeybta 27-aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed General Maxamuud Macalin Koronto oo la hadlay warbaahinta ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47042,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-47041","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47041","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47041"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47041\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47043,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47041\/revisions\/47043"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47042"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47041"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47041"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47041"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}