{"id":47032,"date":"2018-06-04T00:59:09","date_gmt":"2018-06-03T21:59:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=47032"},"modified":"2018-06-04T01:01:14","modified_gmt":"2018-06-03T22:01:14","slug":"madaxa-xafiiska-diiwaangelinta-xisbiyada-ee-gmdq-oo-soosaarey-qoraal-dib-u-dhac-ku-yimid-kulan-loo-balansanaa-04062018","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/madaxa-xafiiska-diiwaangelinta-xisbiyada-ee-gmdq-oo-soosaarey-qoraal-dib-u-dhac-ku-yimid-kulan-loo-balansanaa-04062018\/","title":{"rendered":"Madaxa Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada ee GMDQ oo Soosaarey Qoraal Dib u Dhac ku yimid Kulan loo Balansanaa 04\/06\/2018."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/sandheere1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/sandheere1.jpg\" alt=\"\" width=\"724\" height=\"718\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/sandheere1.jpg 724w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/sandheere1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/sandheere1-300x298.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/sandheere1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 724px) 100vw, 724px\" \/><\/a>Madaxa Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasadda ee GMDQ Maxamuud Maxamed Xasan Sandheere Ayaa Qoraal kasoo baxey waxaa lagu Hakiyey Kulan ay Yeelan lahaayeen Gudiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Madaxda 14 Xisbi Siyaasadeed oo Haysta Diiwaan gelin KMG.<\/p>\n<p>Qoraalkan oo Madaxda Xisbiyada Loo Wada direy ayaa waxaa Lagu Sababeeyey In Codsiyo La Xiriira Dib u Dhigista Kulankan ay Soo Gudbiyeen Qaar kamid ah Madaxda Xisbiyada Kuwaas oo Sheegey In Kulanku Muhiim Yahey Hadana Lagu Jiro Beryihii ugu Danbeeyey Bisha Barakeysan ee Ramadaan,Qaarna ay waqtigan ku Maqanyihiin CUMRO Sidaasna GMDQ Go&#8217;aansadeen In Kulanka Dib loo Dhigo.<\/p>\n<p>Warqadda Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Kasoo Baxdey Waxey u Qorneyd Sidatan.<\/p>\n<p>JAMHUURIYADDA FEDERAALKA EE SOOMAALIYA<\/p>\n<p>GUDDIGA MADAXABANNAAN EE DOORASHOOYINKA<\/p>\n<p>Xafiiska Diiwaangalinta GMDQ<\/p>\n<p>SOMALIA FEDERAL REPULIC<\/p>\n<p>NATIONAL INDEPENDENT ELECTORAL COMMISSION<\/p>\n<p>Office Of the Registrar<\/p>\n<p>Ref: XD\/GMDQ\/ \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \/2018\u00a0\u00a0 03-06-2018<\/p>\n<h1>Ku: Guddooniiyayaasha xisbiyada u diiwaangashan Sida kumeelgaarka ah\u00a0\u00a0\u00a0 =Muqdisho<\/h1>\n<h1>Og: Guddoomiyaha Guddiga MDQ\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 =Muqdisho<\/h1>\n<p>Uj: Dib udhigid kulan<\/p>\n<p>M.ne\/Mrw Guddoomiye wuxuu xafiiska diiwaangalinta soo diray ajande taariikhdu markii ay ahayd 29-05-2018, ajandahan oo ku taariikheySnaa 04-06-2018 in uu dhicidoono kulanka, kuna saabsanaa kulan 100 qabandoono xisbiyada diiwaangashan.<\/p>\n<table>\n<tbody>\n<tr>\n<td width=\"42\"><\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td><\/td>\n<td><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Haddaba xafiiska diiwaangalinta markii uu arkay codsiyo kaga imanaya xisbiyada qaar, markii uu tixgaliyay talada guddoomiyayaal xisbi, 00 ahayd in lagu jiro qaybihii dambe ee bisha barakeysan Ramadaan.<\/p>\n<p>Sidaa daraadeed xafliska isagoo tixgalinaya codsiyada hogaamiyayaasha, una mahadcelinaya hogaamiyayaasha aqbalay ayaa waxaa uu dib u dhigay kulankii ka qabsoomi Iahaa xarunta dhexe ee Guddiga.<\/p>\n<p>Waxaan markale idiinku soo wargalindoonaa xiliga uu qabsoomidoono kulankan la baajiyay.<\/p>\n<p>Waxaan kaloo markale u mahadcelinayaa hogaamiyayaasha 14ka xisbi ee Sida wanaagsan uga soo jawaab celiyay fariinta kaga timid xafiiska diiwaangalinta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Email: ppregistrarinfo@gmail.corn\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Address: Muqdisho, Villa Somali\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Tel: 0619512230<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxa Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasadda ee GMDQ Maxamuud Maxamed Xasan Sandheere Ayaa Qoraal kasoo baxey waxaa lagu Hakiyey Kulan ay Yeelan lahaayeen Gudiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Madaxda 14 Xisbi Siyaasadeed oo Haysta Diiwaan gelin KMG. Qoraalkan oo Madaxda Xisbiyada Loo Wada direy ayaa waxaa Lagu Sababeeyey In Codsiyo La Xiriira Dib u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46858,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-47032","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47032","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47032"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47032\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47033,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47032\/revisions\/47033"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46858"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47032"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47032"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47032"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}