{"id":46953,"date":"2018-06-02T00:11:27","date_gmt":"2018-06-01T21:11:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46953"},"modified":"2018-06-02T00:15:17","modified_gmt":"2018-06-01T21:15:17","slug":"gudoomiyaha-barlamaanka-federalka-soomaaliya-oo-sheegey-in-uu-bixinayo-xuquuqdii-barlamaanadii-8aad-iyo-9aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/gudoomiyaha-barlamaanka-federalka-soomaaliya-oo-sheegey-in-uu-bixinayo-xuquuqdii-barlamaanadii-8aad-iyo-9aad\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Barlamaanka Federalka Soomaaliya oo Sheegey in uu Bixinayo Xuquuqdii Barlamaanadii 8&#8217;aad iyo 9&#8217;aad."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/barl-8iyo-9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46954\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/barl-8iyo-9.jpg\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"665\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/barl-8iyo-9.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/barl-8iyo-9-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 887px) 100vw, 887px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan ayaa afur u sameeyay qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaankii 8-aad iyo 9-aad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ujeedka kulanka ayaa ahaa mid uu guddoomiyaha kaga mahadcelinaayay xildhibaanada howlihii wanaagsanaa oo ay dalka ka soo qabtay iyo in ey hada wada shaqeyn dhexmarto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaanada ayaa guddoomiyaha la wadaagay dhibaatooyinkii laga soo maray golahan iyo talooyinkooda la xiriira sida hada loo sii hormarin karo Golaha Shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan ayaa marka hore xildhibaanada kaga mahadceliyay sida ay u soo ajiibeen kulanka afurka ee uu u sameeyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201dWaad mahadsan tihiin soo dhawaada, sharaf weyn ayay ii tahay caawa inan isla afurno waqti badana isla qaadano, xaqiiqdii dalkan howlo muhiim ah ayaa ka soo qabateen, waqti adagna wa ku soo shaqeyseen waana idinkaga mahadcelinayaa doorkii aad ka soo qaadateen dib u yegleelida Baarlamaanka.\u201d ayuu yiri Maxamed Mural.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201dWaxan joogteyn doonaa kulamadiina iyo inan dhageysto talooyinkiina, waxaa idiin balan qaadaya inan bixin doono xuquuqda iyo tixgelinta aad Golaha Shacabka ku leedihiin.\u201d Ayuu mar kale yiri Guddoomiye Maxamed Mursal.<\/p>\n<p align=\"justify\">kulanka waxaa ka hadlay qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaankii 8-aad iyo 9-aad, waxa ayna Guddoomiyaha uga mahadceliyeen kulanka afurka ah ee uu u sameeyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxa ay Guddoomiyaha ku dhiira geliyeen in uu sii labo jibaaro dadaalka uu wado, iyo inuu ilaaliyo madax banaanida Golaha Shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">kulankan uu Guddoomiyaha la qaatay xildhibaanada Baarlamaankii 8-aad iyo 9-aad ayaa qeyb ka ah kulamada isbarashada, xog wareysiga iyo latashiga uu la qaadanayo qeybaha kala duwan ee bulshada, siyaasiyiinta iyo wakiilada Beesha Caalamka ee Muqdisho ku sugan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46827\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46827\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46828\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46829\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-6.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46830\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan ayaa afur u sameeyay qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaankii 8-aad iyo 9-aad. Ujeedka kulanka ayaa ahaa mid uu guddoomiyaha kaga mahadcelinaayay xildhibaanada howlihii wanaagsanaa oo ay dalka ka soo qabtay iyo in ey hada wada shaqeyn dhexmarto. Xildhibaanada ayaa guddoomiyaha la wadaagay dhibaatooyinkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46954,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-46953","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46953","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46953"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46953\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46956,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46953\/revisions\/46956"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46954"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46953"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46953"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46953"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}