{"id":46947,"date":"2018-06-01T23:30:49","date_gmt":"2018-06-01T20:30:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46947"},"modified":"2018-06-01T23:32:27","modified_gmt":"2018-06-01T20:32:27","slug":"dawladda-ksuudaan-oo-loogu-baaqey-in-ay-bil-gudaheed-dagaalka-kusoo-afjarto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/dawladda-ksuudaan-oo-loogu-baaqey-in-ay-bil-gudaheed-dagaalka-kusoo-afjarto\/","title":{"rendered":"Dawladda K\/suudaan oo Loogu Baaqey in ay Bil Gudaheed Dagaalka Kusoo Afjarto."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/k-suudaan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46948\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/k-suudaan.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"377\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/k-suudaan.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/k-suudaan-300x171.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Qaramada Midoobay ayaa dowladda Suudaan-ta Koonfureed u qabtay bil iney ku gaarto heshiis ay dagaallada ku soo afjareyso haddii kale ay la kulmi doonto cunaqabateyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">Golaha ammaanka ee qaramda midoobay ayaa wuxuu qaraar ka soo saaray Suudaan-ta Koonfureed qaraarkaasi oo digniin lagu siinayaa dhinacyada isku haya dalkaasi iney heshiis nabadeed ku soo gaaraan haddii kale ay wajihi doonaan cunaqabateyno.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka gaashaandhigga Suudaan-ta Koonfureed (Kuol Manyang Juk) iyo afar mas\u2019uul oo kale ayaa la xayirayaa hantidooda waxaana lagu soo rogayaa cunaqabateyn dhinaca socdaalka ah haddii heshiis la gaari waayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Danjiraha Mareykanka u fadhiya qaramada midoobay, Nikki Haley waxay sheegtay Mareykanka oo dalka qaraarkan in la soo saaro dusha ka riixayey uu dulqaadku haatan ka dhammaaday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Itoobiya oo ah waddanka wadahadallada nabadda ee dowladda iyo kooxaha ka soo horjeeda marar badan marti gelisay ayaa ka mid ah waddamada lixda ah ee ka aamusay meel marinta qaraarka uu golaha ammaanku soo saaray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaallada sokeeye waxay Suudaan-ta Koonfureed ka qarxeen shan sana ka hor marki uu madaxweyne Salva Kiir uu xilka ka qaaday Madaxweyne ku xigeenkiisa Riek Machar.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46827\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46827\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46828\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46829\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-6.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46830\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Qaramada Midoobay ayaa dowladda Suudaan-ta Koonfureed u qabtay bil iney ku gaarto heshiis ay dagaallada ku soo afjareyso haddii kale ay la kulmi doonto cunaqabateyn. Golaha ammaanka ee qaramda midoobay ayaa wuxuu qaraar ka soo saaray Suudaan-ta Koonfureed qaraarkaasi oo digniin lagu siinayaa dhinacyada isku haya dalkaasi iney heshiis nabadeed ku soo gaaraan haddii kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46948,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-46947","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46947","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46947"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46947\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46949,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46947\/revisions\/46949"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46948"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46947"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46947"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46947"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}