{"id":46941,"date":"2018-06-01T23:09:38","date_gmt":"2018-06-01T20:09:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46941"},"modified":"2018-06-01T23:13:19","modified_gmt":"2018-06-01T20:13:19","slug":"ciidamada-liyuu-boliska-oo-hayadda-amnesty-dalbatey-in-gabi-ahaanba-la-kala-diro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/ciidamada-liyuu-boliska-oo-hayadda-amnesty-dalbatey-in-gabi-ahaanba-la-kala-diro\/","title":{"rendered":"Ciidamada LIYUU BOLISKA oo Hay&#8217;adda Amnesty Dalbatey in Gabi Ahaanba La Kala Diro."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/liyuu-bolis.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46943\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/liyuu-bolis.jpg\" alt=\"\" width=\"798\" height=\"394\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/liyuu-bolis.jpg 324w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/liyuu-bolis-300x148.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 798px) 100vw, 798px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Hay\u2019adda \u00a0xuquuqul Aadanaha Amnesty International ayaa ugu baaqday dowladda Itoobiya in deg deg look ala diro ciidamada Liyuu booliiska ee deegaanka Soomaalida Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hay\u2019adda ayaa war ay soo saartay waxaa ay ku sheegtay in ciidamada Liyu booliiska ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ay si sharci daro ah u laayeen dadka gobolka dariska la ah ee Oromia .<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cXukuumadda Itoobiya waa in sida ugu dhaqsiyaha badan u kala dirtaa ciidamada Liyuu booliiska ayna ku badashaa booliis u hogaansamaya sharciga caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha ayaa lagu sheegay warbixinta Amnesty\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaa in aan loo ogolaan askartan in sida ay doonaan ay dadka ugula dhaqmaan si arxan daro ah ayaa intaa lagu daray\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sida ay sheegtay hay\u2019adda Amnesty International xubnaha Liyuu booliiska ayaa toddobaadkan gubay 48 guri oo ay leeyihiin dadka Oramada kuwaasi oo ku noolaa deegaankaSoomaalida islamarkana lagu qasbay in ay u qaxaan Kiro oo ka tirsan gobolka Oramada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Amnesty International ayaa sidoo kale ugu baaqday dowladda Itoobiya in ay dhaqangaliso talooyiinkii aftidii 2004 taasi oo loo codeeyay in si cad loo calaamadiyo xuduuda u dhaxaysa Oramada iyo soomaalida si loo xaliyo gundhiga waxyaabaha dhaliyay xiisadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46827\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46827\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46828\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda \u00a0xuquuqul Aadanaha Amnesty International ayaa ugu baaqday dowladda Itoobiya in deg deg look ala diro ciidamada Liyuu booliiska ee deegaanka Soomaalida Itoobiya. Hay\u2019adda ayaa war ay soo saartay waxaa ay ku sheegtay in ciidamada Liyu booliiska ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ay si sharci daro ah u laayeen dadka gobolka dariska la ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46943,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-46941","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46941","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46941"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46941\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46945,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46941\/revisions\/46945"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46943"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46941"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46941"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46941"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}