{"id":46928,"date":"2018-06-01T02:31:13","date_gmt":"2018-05-31T23:31:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46928"},"modified":"2018-06-01T02:32:00","modified_gmt":"2018-05-31T23:32:00","slug":"mweyne-farmaajo-oo-ku-beer-laxawsadey-mweynaha-kenya-in-al-shabaab-isku-dirayaan-dadka-kenyaanka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/mweyne-farmaajo-oo-ku-beer-laxawsadey-mweynaha-kenya-in-al-shabaab-isku-dirayaan-dadka-kenyaanka-ah\/","title":{"rendered":"M\/weyne Farmaajo oo ku Beer Laxawsadey M\/weynaha Kenya In Al-shabaab Isku Dirayaan Dadka Kenyaanka ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/uhurro-iyo-farmajo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46929\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/uhurro-iyo-farmajo.jpg\" alt=\"\" width=\"898\" height=\"505\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/uhurro-iyo-farmajo.jpg 624w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/uhurro-iyo-farmajo-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 898px) 100vw, 898px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeybgalay kulan duco ah oo ka dhacay magaalada Nairobi ayaa Sheegay In Al-shabaab Doonayaan in ay Dadka Kenyaanka ah Isku Diraan,Wuxuuna digniin u diray shacabka Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay in bulshada ku dhaqan Kenya in Al-shabaab qorsheynayaan in ay iska horkeenaan sida uu hadalka u dhiggay dadka muslimika ah iyo kuwa aan muslimka aheyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">Al-shabaab ayuu sheegayan in ay doonayaan in ay ka careysiiyaan dadka masiixiyiinta ah kaddib ay weerar ku qaadaan dadka kale ee Kenyaan ah ee muslimka ah iyaga uga aargoosanaya ayuu yiri falalka Al-shabaab ay kula kacayaan dadka aan muslimka aheyn ee Kenyaanka ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMarkay Kenya ku weeraraan qof aan Muslim ahayn ama Kiristaan ah, Al Shabaab waxay doonayaan in ay kala qaybiso Muslimiinta iyo Kiristaanka Kenya, si Kiristaanku ay uga aargoostaan dadka Muslimiinta ahee nabbada jecel ee dalkan wayn ku nool\u201d. Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo<\/p>\n<p align=\"justify\">Xoogagga Al-shabaab ayaa marar badan oo hore weeraro kala duwan ka geystay qeybo ka mid ah dalka Kenya, weerarrada qaar ayaa la sheegay in Al-shabaab ay dadka kala soocayeen iyaga oo leynayay dadka aan muslimka aheyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa sheegay in falalka Al-shabaab aan marnaba loo tiiirin karin dadka mulismka ah, isaga oo sheegay in labada dowladood Soomaaliya iyo Kenya looga baahan yahay in si wada jir ah u wajahaan dagaalka ka dhanka ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46827\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46827\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46828\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46829\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-6.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46830\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeybgalay kulan duco ah oo ka dhacay magaalada Nairobi ayaa Sheegay In Al-shabaab Doonayaan in ay Dadka Kenyaanka ah Isku Diraan,Wuxuuna digniin u diray shacabka Kenya. Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay in bulshada ku dhaqan Kenya in Al-shabaab qorsheynayaan in ay iska horkeenaan sida uu hadalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46929,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-46928","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46928","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46928"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46928\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46931,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46928\/revisions\/46931"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46929"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46928"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46928"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46928"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}