{"id":46921,"date":"2018-06-01T01:22:39","date_gmt":"2018-05-31T22:22:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46921"},"modified":"2018-06-01T01:23:07","modified_gmt":"2018-05-31T22:23:07","slug":"wasaaradda-arrimaha-dibedda-soomaaliya-oo-sheegtey-in-kenya-iyo-soomaaliya-aysan-laheyn-xuduud-heshiis-lagu-yahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/06\/wasaaradda-arrimaha-dibedda-soomaaliya-oo-sheegtey-in-kenya-iyo-soomaaliya-aysan-laheyn-xuduud-heshiis-lagu-yahey\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya oo Sheegtey in Kenya iyo Soomaaliya aysan Laheyn Xuduud Heshiis Lagu yahey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/w-kuxigen-arrimaha-debedda.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46922\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/w-kuxigen-arrimaha-debedda.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/w-kuxigen-arrimaha-debedda.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/w-kuxigen-arrimaha-debedda-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, Mukhtaar Mahad Daa\u2019uud oo qeyb ka ah wafdiga madaxweyne Farmaajo ee ku sugan dalka Kenya wuxuu caddeeyay inaysan jirin heshiis la ogyahay oo dhinaca xadduuda ah oo ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, wuxuu inta ku darray wadahadalkii u dambeeyay ee madaxweyne Farmaajo iyo dhiggiisa Kenya ee Arbacadii shalay in diirrada lugu saaray arrimo ku saabsan Baladxaawo.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cArrinta Baladxaawo waa laga hadlay waxbaddana waa la gorfeeyay kaddibna waxay noqotey in guddi labada dhinac ah loo saaro oo warbixin ku keenna muddo lix bilood ah kaddibna ku soo celiya madaxda .\u201d ayuu yiri wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Soomaaliya oo BBC-da la hadlay, isagoo sii hadlaya wuxuu yiri \u201c Waxaan rabaa Soomaalida iyo dadka kale inay si fican u oggaadan Soomaaliya iyo Kenya xadduud la ogyahay oo heshiis ka jiro ma jirto waxa laga wada hadlayo waxaa weye ammaanka labada magaallo ee dariska ah iyo inan lakala xirin nabadna lugu wada noolaado waa inta kaliya waxa laga wadahadlayo.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Gabagabadii wasiir ku-xigeenka oo la waydiiyay in wadahadalka lugu soo darey muranka xad badeedka labada dal, wuxuu sheegay in arrinta inta badan looga hadlo baraha bulshadda -Soomaaliya iyo Kenyana ay maxkamad tageen oo go\u2019aan laga sugayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46827\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46827\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46828\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46829\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-6.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46830\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, Mukhtaar Mahad Daa\u2019uud oo qeyb ka ah wafdiga madaxweyne Farmaajo ee ku sugan dalka Kenya wuxuu caddeeyay inaysan jirin heshiis la ogyahay oo dhinaca xadduuda ah oo ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, wuxuu inta ku darray wadahadalkii u dambeeyay ee madaxweyne Farmaajo iyo dhiggiisa Kenya ee Arbacadii shalay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46922,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-46921","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46921","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46921"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46921\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46923,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46921\/revisions\/46923"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46922"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46921"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46921"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46921"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}