{"id":46866,"date":"2018-05-30T22:59:14","date_gmt":"2018-05-30T19:59:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46866"},"modified":"2018-05-30T23:00:35","modified_gmt":"2018-05-30T20:00:35","slug":"maxaabiis-ku-xirnaa-dalka-liibiya-oo-dib-loogu-soo-celiyey-dalkoodi-hooyo-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/maxaabiis-ku-xirnaa-dalka-liibiya-oo-dib-loogu-soo-celiyey-dalkoodi-hooyo-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Maxaabiis ku Xirnaa Dalka Liibiya oo Dib Loogu Soo Celiyey Dalkoodi Hooyo ee Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/maxabis-libiya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46867\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/maxabis-libiya.jpg\" alt=\"\" width=\"761\" height=\"507\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa goor dhaw oo saakay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyay 154 dhalinyaro Soomaaliyeed, kuwaasi oo ku xirnaa xabsiyada dalka Libya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxaabiistan waxaa wehlinayay oo la socday Safiirka Soomaaliya ee Yurub Ambassador Cali Siciid Fiqi ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiiro ka tirsan xukuumadda oo uu ka mid ahaa Wasiirka Dastuurka Cabdi Xoosh iyo xildhibaano.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaar ka mid ah dhalinyarada oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa ay sheegeen inay aad ugu faraxsan yihiin dib ugu soo laabashada magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalkoodii hooyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Danjire Faqi ayaa sheegay in dhalinyaradan yihiin kuwa ku jiray xabsiyo kala duwan oo ku yaalay gudaha dalka Libya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxaabiistaan ayaa la sheegay inay iyaga doorten inay dib ugu soo laabtaan dalkooda hooyo, kadib markii dhibaatooyin kala duwan ay ku qabsadeen gudaha dalka Libya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Muddo ayey sheegeen inay ku dhibtoodeen xabsiyada dalka Libya oo ay kala kulmeen tacadi kala duwan oo ay u gaysteen kooxaha magafayaasha dalka Libya ku sugan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46827\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46827\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46828\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46829\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-6.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46830\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goor dhaw oo saakay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyay 154 dhalinyaro Soomaaliyeed, kuwaasi oo ku xirnaa xabsiyada dalka Libya. Maxaabiistan waxaa wehlinayay oo la socday Safiirka Soomaaliya ee Yurub Ambassador Cali Siciid Fiqi ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiiro ka tirsan xukuumadda oo uu ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46867,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-46866","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46866","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46866"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46866\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46869,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46866\/revisions\/46869"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46867"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46866"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46866"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46866"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}