{"id":46853,"date":"2018-05-30T00:47:15","date_gmt":"2018-05-29T21:47:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46853"},"modified":"2018-05-30T00:51:13","modified_gmt":"2018-05-29T21:51:13","slug":"maamulka-somaliland-oo-labo-tv-ka-mamnuucay-in-ay-ka-hawl-galaan-deegaanada-hoos-yimaada-somland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/maamulka-somaliland-oo-labo-tv-ka-mamnuucay-in-ay-ka-hawl-galaan-deegaanada-hoos-yimaada-somland\/","title":{"rendered":"Maamulka Somaliland oo Labo TV ka Mamnuucay in ay ka Hawl galaan Deegaanada Hoos Yimaada SOMLAND."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/labo-telvision.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46854\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/labo-telvision.jpg\" alt=\"\" width=\"742\" height=\"358\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/labo-telvision.jpg 485w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/labo-telvision-300x145.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 742px) 100vw, 742px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xukuumadda Somaliland ayaa gabi ahaanba joojisay inay Somaliland ka hawlgalaan laba Telefishan oo lagu eedeeyey inay warar dhinac u badan baahiyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa sheegtay in qofkii war u dira talaabo laga qaadi doonno,waxaana sidaas lagu sheegay qoraal ka soo baxay wasaaradda.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxa caddaan ah in labada telefishan ee kala ah SBS TV &amp; SOMNEWS TV ay ku kaceen falal olole siyaasadeed iyo dagaal borobagaande cad oo ay ku hayaan qaranka Somaliland\u201dayaa lagu yidhi qoraalkaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaana lagu eedeeyey labaddan muuq baahiye qodobadan hoos ku qoran:.<\/p>\n<p align=\"justify\">1. Telefishanka SBS<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxa uu caado ka dhigtay telefishanka SBS in uu sameeyo, isla markaasina baahiyo warar iyo barnaamijyo been-abuur ah oo qaawan iyo kicin dadweyne oo fidno abuur ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tusaale cad waxa u ah falalkaas siyaasadeed iyo kicintaas muuqaallada iyo heesaha joogtada ah ee guubaabada ah ee loogu hanjabayo Somaliland, isla markaasi loogu samaynayo borobagaandhe taageero ah Puntland.<\/p>\n<p align=\"justify\">2. Telefishanka SOMNEWS TV.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale telefishanka Somnews TV waxa uu isna si joogto ah u baahiyaa baaqyo kicin iyo guubaabo qabiilaysan, kuwaasi oo fidno ka dhex abuuraya bulshada Somaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tusaale waxa u ah falalkaas siyaasadeed iyo kicintaas muuqaallada iyo barnaamijyadda qabyaaladaysan oo guubaabo dagaal ah oo ka baxay Somnews TV wakhtiyo kala duwan laga soo bilaabo taariikhdu markay 21 May 2018.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidaasi awgeed, waxa muuqata in telifishannadaasi ay lumiyeen dhexdhexaadnimadii iyo dhawristii xeerarka waaqicinimada saxaafadda, sugnaanshaha xogta, iyo anshaxa mihnadda saxaafadda ee laga filayey in ay dhawraan. Isla markaasina, waxa ay jebiyeen Telifishanadaasi shuruudihii laga doonayey hay\u2019ad kasta oo warbaahineed oo ka shaqaynaysa Somaliland inay dhawrto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sababahaasi awgood Wasaaaradda Warfaaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland waxay soo saartay amar ay kaga mamnuucayso telifishannadaasi SBS &amp; SOMNEWS in ay ka hawl galaan amma wax shaqo ah ka qabtaan dalkan Somaliland gudihiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46827\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46827\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46828\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-6-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46829\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-6-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-6.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46830\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Somaliland ayaa gabi ahaanba joojisay inay Somaliland ka hawlgalaan laba Telefishan oo lagu eedeeyey inay warar dhinac u badan baahiyeen. Wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa sheegtay in qofkii war u dira talaabo laga qaadi doonno,waxaana sidaas lagu sheegay qoraal ka soo baxay wasaaradda. \u201cWaxa caddaan ah in labada telefishan ee kala ah SBS TV &amp; [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46854,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-46853","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46853","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46853"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46853\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46856,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46853\/revisions\/46856"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46854"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46853"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46853"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46853"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}