{"id":46822,"date":"2018-05-29T23:09:27","date_gmt":"2018-05-29T20:09:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46822"},"modified":"2018-05-29T23:14:27","modified_gmt":"2018-05-29T20:14:27","slug":"mid-kamid-ah-shaqaalaha-barlamaanka-oo-dilkiisa-uu-ka-hadley-gudoomiyaha-barlamaanka-maxamed-sh-craxmaan-mursal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/mid-kamid-ah-shaqaalaha-barlamaanka-oo-dilkiisa-uu-ka-hadley-gudoomiyaha-barlamaanka-maxamed-sh-craxmaan-mursal\/","title":{"rendered":"Mid Kamid ah Shaqaalaha Barlamaanka oo Dilkiisa uu Ka Hadley Gudoomiyaha Barlamaanka Maxamed Sh C\/raxmaan Mursal."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/gud-barlamanka-cusub-mursal.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46823\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/gud-barlamanka-cusub-mursal.jpg\" alt=\"\" width=\"909\" height=\"680\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/gud-barlamanka-cusub-mursal.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/gud-barlamanka-cusub-mursal-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 909px) 100vw, 909px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay dil galinkii danbe ee shalay degmada Waaberi loogu geystay Cumar Dalxa oo ka tirsanaa shaqaalaha Baarlamaanka gaar ahaan qeybta Qasnajiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiye Mursal ayaa marka hore sheegay in Golaha Shacabka ehelada Marxuum Cumar Dalxa uu uga tacsiyadeynayo geeridan naxdinta leh, wuxuuna Eebe uga baryay inuu Janatul Fardowsa ka waraabiyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa caafimaad deg deg ah u rajeeyay Cali C\/laahi Cabdi oo gaariga la saarnaa marxuumka la dilay, waxaana weerarka ka badbaaday Haweeney iyo Darawalkii gaariga kaxeynayay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hay\u2019adaha ammaanka ayuu ka dalbaday in arrintan ay jawaab degdeg ah ka bixiyaan, gacantana ku soo dhigaan raggii weerarkan geystay, isaga oo sidoo kale tilmaamay in wax loo dulqaadan karo aysan aheyn falalka amni daro ee magaalada ka dhaca.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan ka tacsiyadeynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid walaalkey Cumar oo ka tirsanaa hawlwadeenada Baarlamaanka , wuxuu ahaa qof dhalinyaro ah oo firfircoon, iyada oo la sooman yahay ayay cadowga manaxayaasha ah dileen oo caadeystay daadibta dhiiga shacabka Soomaaliyeed, Hay\u2019adaha ammaanka waxaan ka dalbanayaa in ay gacanta ku soo dhigaan nimanka cadowga ah ee falkaasi ka dambeeyay.\u201d ayuu yiri guddoomiye Mursal.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46704\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46704\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46706\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46707\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay dil galinkii danbe ee shalay degmada Waaberi loogu geystay Cumar Dalxa oo ka tirsanaa shaqaalaha Baarlamaanka gaar ahaan qeybta Qasnajiga. Guddoomiye Mursal ayaa marka hore sheegay in Golaha Shacabka ehelada Marxuum Cumar Dalxa uu uga tacsiyadeynayo geeridan naxdinta leh, wuxuuna Eebe uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46823,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-46822","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46822","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46822"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46822\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46825,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46822\/revisions\/46825"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46823"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46822"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46822"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46822"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}