{"id":46812,"date":"2018-05-29T00:53:36","date_gmt":"2018-05-28T21:53:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46812"},"modified":"2018-05-29T01:10:24","modified_gmt":"2018-05-28T22:10:24","slug":"mudaharaad-wata-rabshado-ka-dhan-ah-somaliland-oo-maanta-ka-dhacey-magaalada-laascaanood-ee-gsool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/mudaharaad-wata-rabshado-ka-dhan-ah-somaliland-oo-maanta-ka-dhacey-magaalada-laascaanood-ee-gsool\/","title":{"rendered":"Mudaharaad Wata Rabshado ka Dhan ah Somaliland oo Maanta ka Dhacey Magaalada Laascaanood ee G\/Sool."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/rabshado-lascanood.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46813\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/rabshado-lascanood.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/rabshado-lascanood.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/rabshado-lascanood-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Rabshadihii ugu xooga badnaa mudo sanado ah ayaa ka dhacay magaalada Laascaanood xarunta gobolka Sool, kaas oo lagaga soo horjeedo Somaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhowr qof ayaa dhaawac ka soo gaadhey rabshadahaas kuwaas oo la gaadhsiiyey isbitaalka Laascaanood oo inta badan rabshadahaasi ay ku soo gabagaboobeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidanka booliska oo adeegsanaya Rasaas gumuc ah ayaa isku deyey inay rabshadaha soo gabagabeeyaan balse inta badan may u suuragalayn, waxaana mararka qaarkood ay dadku isku deyayeen in ay weeraraan laftooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dad ka badan 70 qof ayaa xabsiyada la dhigay kuwaas oo u badan dumar iyo carruur, walow ay weheliyaan dad ganacsato iyo waayeel ah oo iyana lagu eedaynayo inay abaabulka lahaayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laba suxufi oo ka hawl gala magaalada Laas-caanood ayaa xabsiga la dhigay kuwaas oo la sheegay inay ka badbadinayeen waxyaabaha soconaya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Calanka Soomaaliya iyo ka Puntland haween ku lebistey oo kulamo guri ku qabsaday maalinimadii shalay ayaa ugu horeysey bilaabashada rabshadahan oo 11 ka mid ah la xidhay xalay.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Warar been ah oo baraha bulshada lagu faafiyey oo la leeyahay waxaa imaanaya Laascaanood qoloyo Qaramada Midoobey ah oo xaqiiqo raadin ah waana taas waxa rabshada sababay warkaasina waa been sal iyo raadtoona maleh&#8221; sidaa waxaa yidhi gudoomiyaha gobolka Sool.<\/p>\n<p align=\"justify\">Rabshadahan ayaa salka ku hayaan dagaalada dhowaan ka bilaabmay Tukaraq oo guud ahaan saamay aad u baaladhan ku yeelanaya bulshada ku dhaqan deegaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46704\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46704\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46705\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46706\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46707\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Rabshadihii ugu xooga badnaa mudo sanado ah ayaa ka dhacay magaalada Laascaanood xarunta gobolka Sool, kaas oo lagaga soo horjeedo Somaliland. Dhowr qof ayaa dhaawac ka soo gaadhey rabshadahaas kuwaas oo la gaadhsiiyey isbitaalka Laascaanood oo inta badan rabshadahaasi ay ku soo gabagaboobeen. Ciidanka booliska oo adeegsanaya Rasaas gumuc ah ayaa isku deyey inay rabshadaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46813,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-46812","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46812","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46812"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46812\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46814,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46812\/revisions\/46814"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46813"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46812"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46812"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46812"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}